Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Akhriso:-Xujeyda sanadkan ka Xajineysa Soomaaliya oo walaac ka qaba in Xajku ka baaqdo 21/07/2018 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacday Muqdisho 25/01/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/05/2021 Akhriso:-Ammaanka Madaxtooyada iyo waddooyinka ku dhow dhow oo si aad ah loo adkeeyay. 25/02/2018 Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka jira xuduuda Soomaaliya iyo Kenya 20/12/2020 Maamulka Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan doorashada Somaliya 02/06/2020 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 10/06/2022 Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Nin lagu helay fal anshax xumo ah 09/08/2023 Dhageyso+Sawiro:-Dood ku saabsan Corona Virus. 08/08/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta Cafis u fidiyey Maxaabiis 10/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.