waziirka warfaafinta konfur galbeed soomaaliya ayaa waxaan ka wareeysanay weerarka loogo
geestay madaxweeynaha maamulka KMG AH konfur galbeed soomaaliya shariif xasan inta udhaxeeyso Afgooye iyo
moqdishu hadaba wareysigii waakan,
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-SAWIRRO: KU LAN LOOGA TASHANAYEY NOOCAAY NOQONEYSO DOORASHADA 2016 00 KA DHACAY BAYDHABA 00 LAYSKU RAACAY QAABKA>>
by Warsan Radio November 12, 2015Kulanka looga tashanayey doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo ka dhacay maanta magaalada Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah usoo qaba qaabiyey machadka doorashooyinka hanaanka dimuquraadiyada Afrika EISA ¡yo waliba ha/ada…
-
WARARKII MAANTA
Dhegeyso:- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka KGS Marwo Binti Ibraahim>>
by Warsan Radio November 11, 2015Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka KGS Marwo Binti Ibraahim Binti Ibraahim Cali Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka Iyo Xaquuqul insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaliya oo la hadashay Warbaahinta (kgs) ayaa …
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG: Shariif Xasan oo qorshe Culus u gaaray Degmada Afgooye..
by Warsan Radio November 11, 2015Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay Weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ayaa goor dhaw gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Wafdiga Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa halkaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-shir jaraid ka dhacay xaruunta iskoolka azahar Agaasimaha waxbarashada aziizo shig shigaw>>
by Warsan Radio November 11, 2015Agaasimaha waxbarashada aziizo shig shigaw iyo aqooniyaanida iskoolaadka oo ka war bixiyey hormarka ka socoda degaan keena ayagoo baaq u jeediyey bulshada degaankaan inay ay ka qiibqaataan hormarka dalka gaar…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi xasaasi ah cabdulaahi macalin nuuraw oo ka war bixiinayey shirka ka dhacayo kuweed kana qeebka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti)
by Warsan Radio November 11, 2015wareysi xasaasi ah cabdulaahi macalin nuuraw oo ka war bixiinayey shirka ka dhacayo dalka ku weed kana qeebka laayo garabka DFS. Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) wareysigaan ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysi aanu la yeelanay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur mustaf aadan>>
by Warsan Radio November 11, 2015wareysi aanu la yeelanay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur mustaf aadan gudoomiyaha ayaa ka war bixiyey roobabkii ka dacay mudooyinkii la soo dhaafay wuxuuna ka warbixiinayey qasaaraha ka dhashay roobabkaasi,…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Xildhibaan Dalxa Oo Ka Hadlay maamulada somaliya>>
by Warsan Radio November 11, 2015Xildhibaan Dalxa Oo Ka Hadlay maamulada somaliya -Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kahadley sida u socdan maamulada dalka laga xergaliyey . Hadalka Xildhibaanka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareysi Cabdiqadir: Sahal Macalin Waxaan U Sameyneyna>>
by Warsan Radio November 11, 2015Maanta oo kale waxay ku beegantahay maalintii dhintey Abwaan Sahal Macalin Ciise oo ahaa abwaan sameeyay heeso iyo gabayo badan oo ugu hadlay nabada, wadanoolaanshaha iyo iswanaajinta. Magaalada london ee…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Ciidamada Tababarka Lagu Siinayo Baydhaba Ay La Dagaallami Doonaan Al-shabaab
by Warsan Radio November 10, 2015Saraakiisha maamulka Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegay in ciidamada haatan tababarka uga socdo magaaladaasi ay qeyb weyn ka qaadan doonaan dagaallada ka…
