wasirka war faafinta dowlad gobaleed ka konfur galbeed soomaaliya Ugas-Xasan oo wareysi siiyey warbaahinta radido warsan iyo tan kofur galbeed soomaaliya wadaninews24.com
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso;.SAWIRRO: MADAXWEYNAHA KGS oo BAYDHABA KA FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA DOORASHOOYINKA 2016>>
by Warsan Radio November 15, 2015Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariifxasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu maanta ka furay magaalada Baydhaba Shirka Madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016 ayada 00 munaasabad lagu furayay Madasha ay ka dhacday…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 15, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo: Kulan Looga Hadlaayey Amniga Oo Ka Dhacey Baydhabo>>
by Warsan Radio November 15, 2015Baydhabo(WSR)-Maamulka Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo waxgaradka Magaalada Baydhabo ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga ku yeeshay Degmada Baydhabo. Kulanka oo ay ka soo qeybgaleen…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Al Fanaan Qoomaal oo sidiiran baydhabo loogu soo dhaweeyay>>
by Warsan Radio November 14, 2015Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Qoomaal ayaa maanta magaalada baydhabo soo gaaray, iyadoo garoonka Caalamiga ah ee shaati gaduud ay ku soo dhaweeyeen qaar ka mid ah guddoomiyayaasha degmada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Al Fanaan Qoomaal oo sidiiran baydhabo loogu soo dhaweeyay (Sawiro)
by Warsan Radio November 14, 2015Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Qoomaal ayaa maanta magaalada baydhabo soo gaaray, iyadoo garoonka Caalamiga ah ee shaati gaduud ay ku soo dhaweeyeen qaar ka mid ah guddoomiyayaasha degmada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi xasaasi ah oo aanu la yeelanay afhaayeenka jaliyada Maxamuud Ugarey>>
by Warsan Radio November 14, 2015Wareysi xasaasi ah oo aanu la yeelanay afhaayeenka jaliyada Maxamuud Ugarey reer koonfur galbeed soomaaliya ee ku nool dalka sacudiga arabiya waxaa waxa ka waydiinay kalinta ayaa ka gaysanayaan dhismaha…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 14, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Warka Caawa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Godoomiya luxigeenka degaan gofgadood buureey Cabdulqaadir Adan nagaay wareysi>>
by Warsan Radio November 13, 2015Godoomiya luxigeenka degaan gofgadood buureey Cabdulqaadir Adan nagaay oo warbixiey halada degaankaasi gudoomiya ayuu wuxuu noo sheegay inay degaanka noqaday biya deegen dadka degaan ayaa ka cabanaayo malaari. Dhageyso:-Godoomiya luxigeenka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 12, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Warka Caawa…
