Mudane Guurow oo aanu Ka Wareysanay Xaladada Gobalka Bakool ee 5 Degmo Miyaa ama 7 Horta guurow ayaa noo faafahiye inta degmatahay gobalka bakool beriyahaan waxaa soo baxyaa qolsheegaysa inay ay tahay bakool 8 degmo waayo hadii ay jireen 5 degmo hada 3 degmo dheeri ah la soo sheegaayo maxaa nagu waa jib ah wareysi ku saabsan degmooyinkaas waa kan dhageyso.
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 18, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-R/wasaare Cumar C/rashiid oo Arin Muhiim ah u gaaray Magaalada Baydhabo & Shariif Xasan oo.
by Warsan Radio November 18, 2015Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaaalada Baydhbo ee xarunta gobolka Bay ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad goboleedkada Koonfurgalbeed…
-
WARARKII MAANTA
DAAWO: 200 oo ciidan oo maanta Koonfur Galbeed tababar loogu soo xirey Baydhaba (video)
by Warsan Radio November 18, 2015Baydhabo-(WNN) Munaasabad tababarka loogusoo xirayay ciidamo kor u dhaafaya 200 oo ka tirsan kuwa dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Munaasabada oo uu…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 17, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- wareysi aanu la yeelanay Waziir-kuxigeenka-arimaha-godaha-xuseen>>
by Warsan Radio November 17, 2015waxaan qadka teleefoonka la tiigsanay Waziir-kuxigeenka-arimaha-godaha-xuseen maamuka gobaleedka konfur galbeed soomaaliya oo ka war bixiinayey gobalka shabeelaha hoose waa kan war bixiintiisa ila dhageyso codka Waziir-kuxigeenka-arimaha-godaha-xuseen. Dhageyso:- wareysi aanu…
-
WARARKII MAANTA
Daawo:video:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ka furey Magaalada Baydhabo Shir Looga Hadlaayo Hiigsiga 2016
by Warsan Radio November 17, 2015Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa maanta ka Furey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, shir looga hadlaayo Hiigsiga Soomaaliya Ee Sanadka 2016, Xiligaas oo la filaayo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-War Sax haafadeed ka Soo Baxaday Maanta Wazaarada Gaaliidka oo maanta leesank ka hergalisay Xaruunta Magalada Badhabo >>
by Warsan Radio November 17, 2015War sahaafadeedka maanta ka soo baxaday xaruunta magalada badhabo oo hormarka ka socada waxaa maanta la godoonsiyey bitante oo lagu wadayey gaadidka ama baabuurta gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Ku Saabsan Xaladaha Xuduud Kenya iyo Soomaaliya Leeysaamow
by Warsan Radio November 17, 2015wareysi ku saabsan xaladaha xuduud kenya iyo soomaaliya oo ay la wadaagto oo aanu la yeelanay odiyaasha dhaqan ka ka soo jeeda gobalka gedo Malaaq leeysaamow oo jooga xaruunta magalada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 16, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
