BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maalinta Cunada Aduunka oo baydhabo Laga Xusay (Sawiro)
by Warsan Radio October 16, 2015Baydhabo–(WNN)–Munaasabadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimey ayaa waxaa kasoo qayb galay Mas’uuliyiin dowlada koonfurgalbed ka tirsan oo ay kamid yihiin Wasiirka Beeraha ,Maxamed Xasan Fiqhi iyo Wasiirka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso warasi xasaasi ah oo aanu waxa ka waydiinay waziirka xolaha xanaanada maamulka KMG ah ee konfur galbeed soomaaliya
by Warsan Radio October 16, 2015Baydhabo–(WSR)– Dhageyso warasi xasaasi ah oo aanu waxa ka waydiinay waziirka xolaha xanaanada maamulka KMG ah ee konfur galbeed soomaaliya mudane madoowe nuunow munaasabada beeraha iyo xolaha ayaa maanta ka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Sawiro+Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi lasocda oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo>>
by Warsan Radio October 15, 2015Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira labada golle ee Dowlada ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed…
-
WARARKII MAANTA
WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Baydhaba
by Warsan Radio October 15, 2015Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO : Wasaaradda Kalluumeysiga oo kalluumeysatada Soomaaliyeed Caawineysa.
by Warsan Radio October 15, 2015Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Max’ed Cumar Ceymooy ayaa waxa uu sheegay in kalluumeysatada Soomaalida ay ka taageeri doonaan sidii ay ugu sahlanaan lahayd jillaabashadooda biyaha Soomaaliya. Mr Ceymooy ayaa…
-
WARARKII MAANTA
QM oo sii kordhineyso taageeridda Xafiiskeeda Soomaaliya.
by Warsan Radio October 15, 2015Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in la kordhin doono taageerada la siiyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM. Taageeradaan ayaa qaramada Midoobay ku tilmaamtay in wax badan ay ka bedeli doonto…
-
WARARKII MAANTA
OGEYSIIS: Jagooyin shaqo oo ka banaan dowlada koonfur galbed somaliya
by Warsan Radio October 15, 2015Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay baahineysaa 7 jago oo ka banaan Gudiga Shaqalaaha Rayidka. Jagooyinka banana waxay kala yihiin sida soo socota: Shaqo 1. Guddomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka (Civil Service…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso : Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay mashruuc Laga Hirgaliyay baydhabo
by Warsan Radio October 15, 2015Gudoomiya degmada baydhabo ahna duq magaalada Cabdullahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay cv education mashruuc Laga Hirgaliyay magaalada baydhabo godomiye cali watiin oo arintas ka hadlayo halkan hoose ka dhegeyso Dhageyso :…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Madoobe Nuunow oo Aanu Ka waraysanay Wazaara Diisa Waxay Ay Qabato>>
by Warsan Radio October 14, 2015BAYDHABO–(WSR)–Madoobe Nuunow oo Aanu Ka waraysanay Wazaara Diisa Waxay Ay Qabato wuxuu noo sheegay asigoo u waramaayey warbaahinta konfur galbeed soomaaliya iyo radio warsan in uu mesha xuulaha la guqalo…
