BAYDHABO–(WSR)–Reg ka tirsan al-shabaab oo ku eedaysanaa bam lagu tuuray guri uu deganaa waziir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo gudoomi kuxigeenkii hore gobalka baay ayaa maanta xukuno ka la duwan la gu xukumay magaalada baydhabo ee xaruunrta gobalka bay Dhageyso codka
2015
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:- khudbada Madaxweynaa Maamulka K/Galbeed ee Shirkii Maanta
by Warsan Radio October 19, 2015Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanka ka qeyb galay Shirki Madasha Wadatashiga ee logu hadlaayay Hanaanka Doorasho Dalka Soomaaliya sanadka 2016 aya ka hadlay Arrimo badan…
-
WARARKII MAANTA
SAWIRO: Shirka Wadatashiga ee Maanta Muqdisho ka furmay & Natiijada Laga Filan Karo.
by Warsan Radio October 19, 2015Shirka waxaa la soo bandhigay Madasha Watashiga Qaran oo ka koobnaan doonta Laamaha fulinta, Sharci dajinta ee dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Bulshada Rayidka ah, arintii ay xallin waayaan waxaa…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO WARBIXIN : Shirka Madasha wadatashiga Qaran Ee Somalia Oo Muqdisho ka furmay.
by Warsan Radio October 19, 2015Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddii uu ka jeediyay furitaanka shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay magaalada Muqdisho waxa uu kaga hadlay arrimo aad u…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-guddoomiye jawaari oo khudbad ka jeediyay shirka muqdisho ka furan kana hadlay doorashada 2016 ee cod iyo qof>>
by Warsan Radio October 19, 2015waxa goor dhaw si rasmi ah u furmay Shirka Wadatashiga Doorashada 2016 Ee laga filayo in ay ka qabsonto Soomaaliya waxa imminka qudbeenaya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa ka…
-
WARARKII MAANTA
LIVE Dhageyso:-RW Sharmaarke oo ka halay shirka doorashooyinka ee DFS iyo maamul Gobaleedyada”Khudbadda toos>>
by Warsan Radio October 19, 2015LIVE Dhageyso:-RW Sharmaarke oo ka halay shirka doorashooyinka ee DFS iyo maamul Gobaleedyada”Khudbadda toos>> LIVE Dhageyso:-RW Sharmaarke oo ka halay shirka doorashooyinka ee DFS iyo maamul Gobaleedyada”Khudbadda toos>> was…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio October 18, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi+Xildhibaanada loo dhisayo Koofur Galbeed oo Heer geba gabo ah maraya..
by Warsan Radio October 18, 2015Iyadoo Heer gaba gabo ah uu marayo Qorshaha lagu dhisayo Golaha Wakiilada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in Maalmaha soo socda la soo Afmeero soo xulista Xildhibaanada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi aad iyo aad ku Xasuus Gilinayo oo La Yelanay Abwaan Maxamed Xasan Anjex
by Warsan Radio October 18, 2015BAYDHABO–(WNN))–Wareysi aad iyo aad ku Xasuus Gilinayo waqtiyadii la soo dhaafay ayaa waxaan ka wareysanay Abwaan Maxamed Xasan Anjex hoos ka dhageyso codka Dhageyso:-Wareysi aad iyo aad ku Xasuus Gilinayo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio October 17, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
