Ujeedka Wafdiga ka koobnaa saraakiisha ayaa lagu sheegay in ay gudoomeen Ciidamo gaaray 150 askari oo ka mid noqonaya Ciidamada laga Maamulo Wasaa ururka Socdaal, waxaana taliye u ah Khaliif Cali Nuure oo horey uga mid ahaa saraakiisha Ciidamada deegaanka.


