Saraakiisha Ciidanka Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay Dagaal ka dhacay Deegaan Duleedka ka ah Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo in ay ku dileen 10 Dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab.
Dagaalkan oo dhacay xalay saqdii dhexe ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo Dagaalyahano ka tirsan Shabaab.
Dadka Deegaanka ayaa Risaala u sheegay Dagaalka in uu socday muddo saacado ah oo labada dhinac ay isku adeegsadeen Hubka nuucyadiisa kala duwan.
Sidoo kale Dadka Deegaanka ayaa sheegay Dagaalka in ay ka qeyb qaateen Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya, kuwaas oo la arkayay in ay duqeynayeen fariisimo Shabaabka ay halkaasi ku lahaayeen.
Al-shabaab ayaa inta badan Gobolada Dalka waxa ay kula dagaalamaan Ciidanka Dolwdda Federaalka iyo kuwa AMISOMee qeybta ka ah Howlgalka Soomaaliya.
October 2016
-
The deputy of Somali military court prosecutor Col Abdullahi Hussein Mayonge has died of wounds suffered in an Al shabaab attack in Mogadishu in September, 2016 on Friday. Confirming the…
-
WARARKII MAANTA
QM oo War kasoo saartay deegaanadii ay ka baxeen ciidanka Itoobiya
by ATEERA October 29, 2016Qaramada Midoobey ayaa ka derisay xaalada ay kunool yihiin dadkii kunoolaa degmooyinka iyo sidoo kale deegaanada dhawaan ay ka baxeen ciidanka dowladda Itoobiya , islamarkaana gacanta u galay Al-Shabaab. Xafiiska…
-
WARARKII MAANTA
KENYA ” DERBIGA 75 MAALMOOD AYAA LAGU DHAMEYSTIRI DOONAA”
by ATEERA October 29, 2016Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay si deg deg ah u dhameystiri doonto derbiga ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya , si looga baaqsado weerarada ay geysanayaan Xarakada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageeyso Barnaamijka Kulanka Warsan ee Caawa 27-10-2016
by Warsan Radio October 27, 2016 -
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:WARKA HABEEN IDAACADA WARSANRADIO 27-10-2016
by Warsan Radio October 27, 2016 -
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- XILBAAAN AFARAALE OO WAX LAGA XUMAADA KU TILMAAMAY KA BIXITAABKA CIIDAMADA ITOBIYA DEGMADA TIYEGLOOW
by Warsan Radio October 27, 2016Xilaibaan maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa sheegay in ay ka xunyihiin kabixitaanka ciidamada ithobiya ee degmada Tiyeegloow waxaana uu sheegay in ay u soo tabaabushay san doonaa ayna dib u…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-SHIR JARAAIID OO MAANTA BEESHA SHEEQAAL JAZIIRA AY KU QABTEEN MAGALADA BAYDHABO
by Warsan Radio October 27, 2016Beesha sheeqaal Jaziira ayaa waxay maanta shir jaraaiid ay ku qabatay gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay musuqmaasuq lagu…
-
-
waxaa maanta ayisaga bexeen ciidamada Ethopia oo kusugnaa mudo badan Degmada Tiyeegloow cidamada ayaa waxaa ay ka ruqaan saaka arootii ayagoo ku amray in ay ka wada baxaan dhamaan ciidamada…

