waxaa maanta ayisaga bexeen ciidamada Ethopia oo kusugnaa mudo badan Degmada Tiyeegloow cidamada ayaa waxaa ay ka ruqaan saaka arootii ayagoo ku amray in ay ka wada baxaan dhamaan ciidamada soomaliyeed sheegayna in aysan cidi aga tageenin
sidaa darteed waxaa magaalada tiyeegloow gacantaku dhigay ciidamo tira badan oo ka socday alshabaab majirto cid ilaahada halkaas lagu dhibaateeyay
2016
-
-
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CAMBAAREEYEY QARAXII BARQADII KA DHACAY BELEDWEYNE
by Warsan Radio October 25, 2016Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u Cambaareeyey Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Galbeedka Degmada Beledwyeyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. “Inaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun,…
-
Qarax loo adeg taday gari kuw xamulka ah ayaa waxaa lala eegtay xiro ay ku leeyihiin ciidamada nabad ilaalinta ee jabuuti ee ku sugan magaalada beledweyne Xaafada hoolwadaag Qaraxa ayaa…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 23-10-2016
-
FaalooyinkaWARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Warbixin+Daawo Sawiro:G/gobolka Baay Ayaa Shaaciyey inuu Yahay Musharax Xildhibaan Qaran
by ATEERA October 22, 2016Baydhabo(WRB)Inkastoo Ay Isu Soo Tareyeen Musharxiinta Utaagan Xilka Kursiga Xildhibaanka Qaran Ee Doorooshooyinka Dadban Ee Sanadkaan 2016 waxaa manta isu soo sharaxey gudoomiyaha gobolka bay rashiid cabdulaahi maxamed isagoo mushrxinamadiiisa…
-
kulanka warsanWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHASGEYSO+WAREYSI:AFAYEENKA JAALIYADA DIGIL IYO MIRIFLEH C/QAADIR AXMED JIIFSAGAAREY OO KAHADLAYA SHAQSIYADII IYO TARIIQDII UU LAHAA MARXUUN ISAAKH MALAAQ IBRAAHIM
by ATEERA October 20, 2016Baydhabo(WRB)Alle Ha”unaxriiste Waxaa Dhawaantaan Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka bay Ku Geeriyoodey Marxuun Isaakh Malaaq Ibraahim Oo Ahaa Malaaq Si Weyn Loogu Yaqiiney Koonfurta Somaliya Waxaa Uu Marxuunku Ku Dhashtey…
-
Muqdisho(WRB)- Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida guusha leh ee lagusoo gunaanaday geedi-socodkii…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi”Dadkii Kasoo Laabtey Dalka Keynya Oo Saa Gaarey Magalada Baydhabo
by ATEERA October 20, 2016Waa Sidee Xaalada Nolaleed Ee Dadkii Dib Ugu Soo Laabtey Magalada Baydhabo Ayadoo In Muda Ah Ay Ka Maqnayeen Dalka Somaliya Waxaa Ay Ku Jireen Xeryaha Dalka Keynya. …

