Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 29-09-2016
2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle Oo Maanta Soo Gaarey Magalada Baydhabo
by ATEERA September 29, 2016Jibriil ibraahin cabdulle oo ah musharax u taagan xilka madaxweyninimo dalka ayaa waxaa manta uu soo gaarey xarunta maamulka koonfur galbeed ee baydhabo,waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweyay wasiiro ay ka…
-
WARARKII MAANTA
Suuriya: Ku dhawaad boqol carruur ah ayaa lagu dilay bariga Xalab ilaa Jimcihii
by ATEERA September 29, 2016Dagaalka loogu jiro qabsashada bariga magaalada Xalab waxaa uu magaaladaas ka dhigay mid ka sii xun kawaan xoolaha lagu qalo, ayuu sheegay xoghayaha guud ee QM, ban Ki_Moon. Mid ka…
-
A new, multi-purpose building for use by the Interim South West Administration’s (ISWA) ministry of planning and international cooperation has been inaugurated in Baidoa. The facility, which comprises a conference…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka hadlay Muranka Badda
by ATEERA September 29, 2016Muqdisho(WRB)Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay Dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta Muranka Badda. Sheekh Shariif Sheekh Axmed…
-
Muqdisho(WRB)Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Caabud-waaq oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdiso ayaa ka hadlay Dilalkii maalmihii u…
-
Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii dhinaca cirka ahaa, ee Habeen ka hor ka dhacay Deegaanka Jeexdin, oo dhaca Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. War Qoraal ah…
-
Waaciye(WRB)Shacabka ku nool Deegaanka Waaciye oo ka tirsan Deegaanada Puntland ayaa waxa ay qeylo dhaan ka muujiyeen dhibaatooyinka xilligan ka taagan Deegaankaasi. Dad qaar ayaa waxa ay sheegayaan in biyaha…
-
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu jira walaac laga qabo in hanaanka Doorashada Soomaaliya ay siyaasiyiinta ku hayaan fara gelin. Micheal Keating…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug “Puntland Heshiiskii Gaalkacyo ayay ka baxday”
by ATEERA September 29, 2016Cadaado(WRB)Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay gelinkii dambe si deg deg ah ugu laabtay Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Duqeyntii ka dhacday Duleedka Magaalada…

