Kenya(WRB)Ururada Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya ayaa su’aalo ka keenay toogasho ay boolisku ku dileen saddex gabdhood bishii September, saldhig boolis oo ku yaala magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Ururada Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ay si cad u dileen dad badan oo shacab ah oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo sidoo kale Daacish.
Ururada Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya ayaa sheegay in sidoo kale ciidanka ammaanka ay tacdiyo badan ay u geysteen dad shacab ah oo aan waxba galabsan , islamarkaana dowladda looga baahan yahay in ay dowrto xuquuqda shacabkeeda.
Afhayeen u hadlay ciidanka dowladda Kenya ayaa beeniyay hadalada uga yimid Ururada Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya , inkastoo uu qiray in ciidanka ammaanka ay talaabo ka qaadaan cidwalba oo lagu tuhmo in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab.
Ciidanka dowladda Kenya ayaa looga baaqay in aysan dilin dhalinyarada ka tirsan Al-Shabaab ee ay qabtaan , lakiin ay maxkamad soo taagan.
2016
-
Cadaado(WRB)Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Cadaado. Wasiirka Gaanshaandhiga Soomaaliya ayaa…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Ciidamada Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigay Hub
by ATEERA October 2, 2016Diinsoor(WRB)Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Xili Uu Lahadlaayey Idaacada Risaala Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Gacanta Ay Ku Soo Dhigeen Hub Ay Lahayeen Ciidamo Katirsan Urarka…
-
Unidentified assailants have gunned down an official working for Somalia’s justice ministry in Mogadishu on Thursday evening, relatives said. Mohamed Aden Qordhere, the justice ministry worker was killed by Al…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo fariin u diray Odayaasha Dhaqanka
by ATEERA September 30, 2016Cadaado-(WRB)- Guddiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG Maamulka Galmudug ayaa fariin u diray Odayaasha Dhaqanka iyo Ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada ka imaanaya Deegaanada…
-
WARARKII MAANTA
Taliska Xoogga Dalka oo cadeeyay in duqayntii Gaalkacyo lagu dilay askar iyo rayid
by ATEERA September 30, 2016Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa shaaca ka qaaday in si khaldan ay u dhacday duqayntii subaxnimadii Arbacada ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Abaan Duulaha Ciidanka Xoogga, General…
-
Muqdisho(WRB)Sarkaalkan, ayaa waxaa uu ka tirsanaa Wasaaradda Cadaaladda Somaliya, iyadoo rag bistoolado ku hubeysan ay xalay ku dileen Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Maxamed Axmed Qoordheere, ayaa xilligii la dilaayay…
-
WARARKII MAANTA
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo maanta Maxkamad la soo taagi doono
by ATEERA September 30, 2016Mumbai(WRB)Maxkamad ku taalla Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Hindiya ee Mumbai ayaa maanta lagu wadaa in la soo taago 50 Dhalinyaro oo Soomaali ah, kuwaas oo loo heysto falal…
-
WARARKII MAANTA
R/wasaaraha “Dowladda way iska xil saareysaa Horumarinta Dekedaha
by ATEERA September 30, 2016Boosaaso(WRB)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa shalay kormeer howlleed ku tagay Madaarka…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Dowlada Koonfur Galbeed Oo Amaro Kusoo Rudey Musharxiinta Kala Duwan Ee Soo Garaya Magalada Baydhabo In Amaanka Magalada Aysan Qalqal Gilinin
by ATEERA September 30, 2016Baydhabo(WRB)Magalada Baydhabo Oo Xarun Kumeelgaar U Ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Maalmahaani Ku Soo Qulqulaayey Musharaxiin Iskugu Jiraan Kuwa Doonayaa Xildhibaanada Cusub Ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya Iyo…

