AFGOOYE(WRB)Kadib Markii Maanta Gelinkii Hore Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Howda Ay Kasareen Radio Afgooye Xabsigana Ay Utaxabeen Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacada Afgooye Oo Ka Howlgasha Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/hoose Ayaa Sacado Kadib Waxaa Lasiideyey Maamulka iyo Shaqaalihii idaacadaasi.
Agaasimaha Idaacada Afgooye Maxamed Muuse Qanciye Oo Lahadlaayey Idacada Warsanradio Ayaa Waxaa Uu Kahadley Sababta Keentey In idaacada Hawada Laga Sooro Shaqaalahana Xabsiga Ladhigo Waxaa Uu Sheegey In Jirdil Loo Geystey Qaar Kamid Ah Wariyaashi Kahowlgalaayey Idaacadaasi Sacado Kadibna Lasii Deyey Maamulka Iyo Wariyaasha.
maxamed-muuse-radio-afgooye
2016
-
Qaar ka mid ah Deegaanada Jubbaland ayaa waxaa xilligan ka jira Abaaro xoogan, kuwaas oo saameeyay Dadka iyo Duunyada ku dhaqan Deegaanada Jubbaland. Waxgaradka iyo Odayaasha Deegaanada ayaa waxa ay…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya
by ATEERA October 3, 2016Garoowe(WRB)Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Qasriga Madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michel Carvone. Kulanka ayaa…
-
Buur(WRB)Maamulka degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay wadaan howgallo kala duwan oo ay kula dagaalamayaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada hoos yimaada degmada…
-
English news
Amid security challenges, Somalia removes 1,500 intel officers
by ATEERA October 2, 2016Somalia’s intelligence chief fired 1,500 intelligence officers including the Mogadishu chief in a new major shakeup of the country’s spy agency which is struggling to contain a deadly insurgency by…
-
WARARKII MAANTA
WAR DEG DEG:Qaraxyo Lagu Weerarey Xarun Ay Ku Sugnayeen Ciidamada KG
by ATEERA October 2, 2016Buur(WRB)Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Axmed Maxamed Qeer Ayaa Waxaa Uu Fafaahin Kabixiyey Qaraxyo Miino Ah Oo 11 maanta Ka Qarxadeen Meel Kabaxsan Degmada Buur Hakaba Waxaana…
-
BAAFIN BAXSSAD Cabdirisaaq Xirsi Jaamac oo ah sarkaal boolis ah wuxuu baafinayaa gabar lagu magacaabo Faadumo Haashim Macow oo uu sheegay inay xaaskiisu tahay goob caafimaad 27.09.2016 inay kaga soo…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Culimo maamulka Puntland oo ka hadlay doorashooyinka
by ATEERA October 2, 2016Culimada maamulka Puntland ayaa ka hadlay howlaha doorashooyinka ee ka socda dalka gaar ahaan deegaanada maamulka Puntland. Culimada maamulka Puntland ayaa ugu baaqay madaxda maamulka Puntland in ay ka shaqeeyaan…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Galmudug soo bandhigtay Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta
by ATEERA October 2, 2016Guddiga doorashooyinka Dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay dadka doonaya in ay u tartamayaan Aqalka Sare ee dalka. Guddiga Doorashooyinka Dadban ee maamulka Galmudug…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Maamulka gobolka Banaadir oo amray in la Furo wadooyinka xiran
by ATEERA October 2, 2016Muqdisho(WRB)Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa amray in la furo wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa…

