Wareysi aanu Layelanay Wasiir kuxigeenka Warfaafinta KGS, Aba Aawow Shariif Wefdi uu Hogaaminaayo oo soogaaray qarada yurub Gaar ahaa Dalka Holland socodaalkaasi ay ku marayaan qarada yurub ayaa aha ulajeedkooda in ayaa u gormadaan dadkooda ku dhibaytaysan soomaaliya oo ku habsatay abaarta siman ee ka jirta soomaali oo dhan. wasiirka ayaa sheegay inuu soodhigay bartiisa boga facebkko ku leeyahay baraha bulshada
muqaal ku cadeynaayo inuu ka xunyahay abaarta dadkeena ku habsatay.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA