Gudoomiyaha Gobolka Bay Cali Wardheere Dooyoow cabdiraxmaan ayaa si kulul u weeraray Qurba joogta iyo Kuwa soo Dhiga Baraha Bulshada hadalada lidiga ku ah D.G.K.G.S.
Hadalkan ayuu ka jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Baay Xaflad lagu gudoonsiinayay abaal marin Sedex xaafadood oo ku soobaxay kaalimaha 1aad,2aad iyo 3aad ee tartan aqooneedkii Bishii barakaysnayd ee Ramadaan qabatay Shbakadda warbaahinta Warsan iyadoo gacan ka helaysa Ururka Garab Walaal iyo Jaamacadda B.I.U.