Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Kenya Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada
Gobolada Jubbooyinka Iyo Gedo
Todobadyadii la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa faaruqiyay qaar ka
mid ah ciidamada Kenya oo ka mid ah howlgalka AMISOM kuwaas oo ilaa iyo hadda
aysan shaacin Saraakiishooda sababta ay u baxayaan balse Maamulka Jubbaland uu ku
dhawaaqay in ay wadaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.
Maxamed Cabdullahi xariir Ciise taliye ku xiegenka Ciidanka Nabad-Sugida Maamulka
Jubbaland ayaa sidaasi u sheegay Dalsan Wareysi uu Maanta siiyay isaga oo ka
hadlayay warar uu sheegay in ciidamada Kenya looga been abuuray oo ah in gobolada
Jubbooyinka iyo Gedo in ay ka baxayaan.
October 2017
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Shirka Weynaha Dib-U- Eegista Dastuurka Oo Maanta Baaqday
by Warsan Radio October 8, 2017Dowladda Somalia ayaa dib u dhigtay shirweynaha dib u eegista dastuurka oo maanta ka furmi lahaa magaalada Muqdisho, kadib markii guddiga madaxa bannaan iyo guddiga dib u eegista iyo la…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Casumad Codsi sharuud ku saabsan adeeg bixin shaqo adag oo Xaalad dejinta gobolka Baay.
by Warsan Radio October 8, 2017UJEEDO:Casumad Codsi sharuud ku saabsan adeeg bixin shaqo adag oo Xaalad dejinta gobolka Baay. Hay, adda cawinaada caalamika ee NIS , ayaa hirgelineysa qorshaha qabashada shaqada adag ee xaalad dejinta…
-
WARARKA MAANTA
video:-waxaa maanta isbitaalka Magaalada Baydhabo ka dhacday Xaflad lagu furayay Bangiga Dhiiga
by Warsan Radio October 8, 2017waxaa maanta isbitaalka Magaalada Baydhabo ka dhacday Xaflad lagu furayay Bangiga Dhiiga ee lagu kaydin doono noocyada kala duwan ee Dhiiga. Xildhibaano,wasiir iyo odayaal dhaqameedyo ayaa ka qayb galay Xafladaas…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO MUQAALKA DHISMAHA DOWLADAHA HOOSE EE DEGMOOYINKA MAAMUL GOBOLEEDKA KGS OO SOCDA IYO DEGMADA XUDUR OO DHISMAHA MAAMULKEEDA UU MARAYO HEER GABO GABO AH.
by Warsan Radio October 7, 2017Dhismaha Dowladaha Hoose ee Degmooyinka Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Oo socda iyo Degmada Xudur Oo dhismaha Maamulkeeda uu Marayo Heer Gabo Gabo ah. Wadajir Frame work waa fikrada ka…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Video Madaxweynaha maamul KGS Shariif Xasan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo
by Warsan Radio October 7, 2017Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Wafdiga Shariif…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawirro:- Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray magaalada Kismaayo
by Warsan Radio October 6, 2017{WARSANRADIO} Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Wafdiga…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso-Ganacsiga Suuq Bacaad Oo Maanta Xiran Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Shiraya.
by Warsan Radio October 6, 2017Ganacsiga Suuq Bacaad Oo Maanta Xiran Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Shiraya. Waxaa Maanta gebi ahaanba xiran Ganacsigii Suuqa labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee Suuq Bacaad kadib amar ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso-Wasarada Dastuurka KGS oo sheegey in Dastuurka Uu Ka Abood Sareeyo Malaaqada Dhaqanka
by Warsan Radio October 6, 2017Wasarada Dastuurka KGS oo sheegey in Dastuurka Uu Ka Abood Sareeyo Malaaqada Dhaqanka Wasiirka Dastuurka Maamulka konfur galbeed Cabdulaahi Sheikh Xasan ayaa shegey in dastuurka uu yahay Heer ay degsadaan…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO:-GOLAHA WASIIRADA OO XIL KA QAADIS KU SAMEEYAY XISAABIYIHII GUUD EE QARANKA
by Warsan Radio October 6, 2017Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin oo loo yaqaano Siraaji, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka khamiislaha…

