Doodda ayaa ku saabsan Mooshin la sheegay inay wadaan xildhibaano qaar oo ka tirsan koofur Galbeed. Waxeyna doonayaan in Madaxweyne Shariif Xasan xilka looga tuuro. Waxaa ka qeyb galaya Xildhibaan Aamiin Maxamed faarax, iyo Xildhibaanad Cibaado Cabdi Cali oo isku dhinac ah iyo Xildhibaan Osmaan Axmed Isgoowe Osmaan [caato,] iyo Xildhibaan Cabdishakuur Yacquub Ibraahim
Waxaa dooda daadihinaya Maxamed Aadan Socdaal.