{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan
2017
-
WARARKA MAANTA
Video:-Xaalad Caafimaad Xumo Ayaa Laga Soo Sheegayaa in Ay Ka Jirto Degmada Buurhakaba
by Warsan Radio October 23, 2017Xaalad caafimaad xumo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Degmada Buurhakaba oo ka tirsan Gobolka Baay. Tani ayaa timid kadib markii ay ku dhufutay abaaro is xiga degmada…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Kampala
by Warsan Radio October 22, 2017Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, iyadoo garoonka diyaaradaha Entebbe ay ku soo dhoweeyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo saraakiil.…
-
WARARKA MAANTA
(Dhageyso+Sawirro Baardheere”Saamaynta Lacagaha Deeqda ee Nolol Maalmeedka Qoysaska Abaartu Haligtey)
by Warsan Radio October 22, 2017Raggan Oo jooga maxaa Rooboow Qabashada xil Udiidya…., Muusa suudi yalaxoow., Cabdiraxmaan Faroole., janaraal indha cade., Cabdi qaybdiid., Bara hiiraale., Axmed Madoobe., Moorgan., Gaas. Xaaf., Cumar cabdi rashiid Cc.c, iyo…
-
WARARKA MAANTA
Video:- Kal fadhigii Afaraad ee Baarlamaanka K.G.S ayaa Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio October 22, 2017Kal fadhigii Afaraad ee Baarlamaanka K.G.S ayaa Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo. Waxaa kulanka so kulanka soo xaadiray inka badan Boqol Xildhibaan oo qaarkood Maanta ka yimid Magaalada Muqdisho. Ugu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-21 OCTOBAR SOOMAALIYA MAXEY UGA DHIGAN TAHAY
by Warsan Radio October 22, 201721 OCTOBAR SOOMAALIYA MAXEY UGA DHIGAN TAHAY Waa maalin dhacdey dowlad mid kalena dalka la wareegtey ,Waa maalin xukunka dalka ay la wareegtey dowladii kacaanka ee uu hogaamineyey Allah ha…
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: October 21st, 2017…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed NUSOJ ayaa inkabadan 25 wariye oo ka howlgasha Xarumaha Warbaahinta ku yaala Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio October 21, 2017>Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed NUSOJ ayaa inkabadan 25 wariye oo ka howlgasha Xarumaha Warbaahinta ku yaala Magaalada Baydhabo. Video:-Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed NUSOJ ayaa inkabadan 25 wariye oo ka howlgasha…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Dayacatir Balaaran Ayaa Ku Socoto Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio October 21, 2017Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kormeer ku tegay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay ka socdaan howlo dhismo ah, gaar…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Dowladda Soomaailya oo ku dhawaaqday in Qaraxii Zoobe ay ku dhinteen 358 ruux
by Warsan Radio October 20, 2017Shir jaraa’id oo goor dhaw Isgoyska Zoobe ay ku qabteen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay tira koobka rasmiga ah khasaarihii ka dhashay Qaraxii 14kii bishan ka…

