DAAWO qaraxa muqdisho ka dhacay maanta gaar ahaan hotel nasa hablood. ilaah ha u naxriisto inta dhimatay kuwa dhawacana cafimaad deg deg ah insha allaah,
2017
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay Qarax lagu weeraray Hotelka Naasahablood 2 iyo rasaas socota
by Warsan Radio October 28, 2017Qarax ismiidaamin ah ayaa galabta lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho, iyadoo qarax labaad uu ka dhacay nawaaxiga Hotelka, daqiiqado kaddib qaraxa hore oo ahaa mid aa du…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koofurgalbeed Shariif Xasan oo soo gaaray Muqdisho (VIDEO)
by Warsan Radio October 27, 2017Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka yimid magaalada Baydhabo ayaa maanta waxa ay soo gaareen magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan…
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: October 26th, 2017…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Golaha Wasiirada oo kulankoodii caadiga ahaa uga hadlay qodobo dhowr ah
by Warsan Radio October 26, 2017Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Degaamo Ka Tirsan Bakool Oo Alshabaab-lagala-wareegay Ciiadamo Daacad U aha Roobow iyo Cidanka KGS
by Warsan Radio October 25, 2017Hal qof ayaa ku geeriyoodey mid kalana dhaawac ayaa soo gaarey oo dhinaca ciidanka dowlada ah dagaal ka dhacay deegaan lagu magacaabo koor koor oo 40 km u jirta degmada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay in ay dad rayid ah ku dileen dulleedka Muqdisho
by Warsan Radio October 25, 2017Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM halkaa ku dad shacab ah oo Ardey u badnaa. Qof goobjooge…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-WARBIXIN BIYO YARIDA IYO CEELASHA BAYDHABO KU YAALA JECEELOW
by Warsan Radio October 25, 2017Waa xili roobaadka deyrta oo looga bartey roobab aan kala go’laheyn deegaanada dalka soomaaliya waxaa ka curtey roobab dadka iyo duunyada ku diirsaden Baydhabo maalmo ka hor way kululeyd balse…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib uga Soo Laabtay, kana Warbixiyay Safarkii Dalalka Deriska
by Warsan Radio October 25, 2017Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska ee Cidiamada ka…
-
WARARKA MAANTA
AMISOM oo beenisay wararka sheegaya in dad badan ku laayeen duleedka Muqdisho
by Warsan Radio October 25, 2017Afhayeenka Ciidamada AMISOM Wilson Rono ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in dad badan ay ku laayeen duleedka Muqdisho, kaddib markii ciidankooda lagu qaaday weerar qarax iyo…

