2017
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Galmudug Oo Wariyaasha Ka Mamnuucday Tebinta Wararka Ka Dhanka Ah Maamulkaas.
by Warsan Radio October 11, 2017Wasaarada War faafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo saartay Go’aano iyo digniin ku socota Warbaahinta Iyo Wariyaasha Ka Howlgala Deegaanada Galmudug. Agaasimaha Qeybta Warbaahinta Wasaarada Warfaafinta Galmudug Maxamed Xasan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Magacyada Ganacsato Ahlusuna Ay Ku Xir Xirtay Dhuusa Mareeb
by Warsan Radio October 11, 2017Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna wal-jamaacada waxa ay degmada Dhuusa mareeb ee Xarunta Gobolk galgaduud ku xir xireen tiro Ganacsato ah oo haween u badan. Ganacsatadan qaarkood oo la hadlay…
-
WARARKA MAANTA
Waado Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed Soomali oo digniin u jeediyey Siyaasiyinta Koonfur Galbeed mucaarada iyo Bahda Wararka faafisa.
by Warsan Radio October 11, 2017Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed Soomali oo digniin u jeediyey Siyaasiyinta Koonfur Galbeed mucaarada iyo Bahda Wararka faafisa. Waado Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed Soomali oo digniin u jeediyey Siyaasiyinta Koonfur Galbeed…
-
{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA CabdulaahiNour Aadan {Jaceelow}
-
WARARKA MAANTA
Video Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo heshiis la saxiixday Hey’adda UNHCR
by Warsan Radio October 9, 2017Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta xarunta dowladda Hoose heshiis iskaashi kula saxiixday Wakiilka Hey’adda UNHCR u qaabilsan Soomaaliya. Heshiiskan ayaa dhigaya horumarinta adeegyada aas…
-
WARARKA MAANTA
Video:-Shirka Madaxda dowladda Goboleedka uga socda Kismaayo iyo shakiga laga qabo
by Warsan Radio October 9, 2017Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah federaalk. Shirkan kama qeybgalayso dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha…
-
WARARKA MAANTA
video:-Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka
by Warsan Radio October 9, 2017Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida, ee dhawaan uu magacaabay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Dad Barakacyal Ah oo Ka Tarsanaa Magaalada Bayadhabo oo Wadada Caruur kaga Dhimatay
by Warsan Radio October 8, 2017Baydhabo-[Warsan radio]–dad barakacyal ah oo ka tarsanaa magaalada bayadhabo oo wadada caruur kaga dhimatay sida noo shegay gudoomiyahay kaamka qasadheere cali macalin xasan sidookela wuxuu noosheegay in ay helin waxa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Kenya Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Gobolada Jubbooyinka Iyo Gedo
by Warsan Radio October 8, 2017Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Kenya Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Gobolada Jubbooyinka Iyo Gedo Todobadyadii la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa faaruqiyay qaar ka mid ah ciidamada…

