Dowladda Somalia ayaa dib u dhigtay shirweynaha dib u eegista dastuurka oo maanta
ka furmi lahaa magaalada Muqdisho, kadib markii guddiga madaxa bannaan iyo
guddiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka ee baarlamaanku ay si wadajir ah u
qaadaceen ka qeybgalka shirweynaha.
Wasaarrada dastuurka ayaa dib u eegista ku macnaysay sababo farsamo darteed Cabdi
Xasan Cawaale Qeybdiid, madaxa guddiga dib-u-eegista baarlamaanka Somalia oo
akhriyay war-murtiyeedka labada guddi ayaa ku eedeeyay wasaaradda dastuurka inay
faramaroosatay awoodda iyo geeddi-socodka dib u eegista dastuurka.
2017
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Casumad Codsi sharuud ku saabsan adeeg bixin shaqo adag oo Xaalad dejinta gobolka Baay.
by Warsan Radio October 8, 2017UJEEDO:Casumad Codsi sharuud ku saabsan adeeg bixin shaqo adag oo Xaalad dejinta gobolka Baay. Hay, adda cawinaada caalamika ee NIS , ayaa hirgelineysa qorshaha qabashada shaqada adag ee xaalad dejinta…
-
WARARKA MAANTA
video:-waxaa maanta isbitaalka Magaalada Baydhabo ka dhacday Xaflad lagu furayay Bangiga Dhiiga
by Warsan Radio October 8, 2017waxaa maanta isbitaalka Magaalada Baydhabo ka dhacday Xaflad lagu furayay Bangiga Dhiiga ee lagu kaydin doono noocyada kala duwan ee Dhiiga. Xildhibaano,wasiir iyo odayaal dhaqameedyo ayaa ka qayb galay Xafladaas…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO MUQAALKA DHISMAHA DOWLADAHA HOOSE EE DEGMOOYINKA MAAMUL GOBOLEEDKA KGS OO SOCDA IYO DEGMADA XUDUR OO DHISMAHA MAAMULKEEDA UU MARAYO HEER GABO GABO AH.
by Warsan Radio October 7, 2017Dhismaha Dowladaha Hoose ee Degmooyinka Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Oo socda iyo Degmada Xudur Oo dhismaha Maamulkeeda uu Marayo Heer Gabo Gabo ah. Wadajir Frame work waa fikrada ka…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Video Madaxweynaha maamul KGS Shariif Xasan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo
by Warsan Radio October 7, 2017Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Wafdiga Shariif…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawirro:- Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray magaalada Kismaayo
by Warsan Radio October 6, 2017{WARSANRADIO} Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Wafdiga…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso-Ganacsiga Suuq Bacaad Oo Maanta Xiran Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Shiraya.
by Warsan Radio October 6, 2017Ganacsiga Suuq Bacaad Oo Maanta Xiran Iyo Maamulka Degmada Oo Ka Shiraya. Waxaa Maanta gebi ahaanba xiran Ganacsigii Suuqa labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee Suuq Bacaad kadib amar ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso-Wasarada Dastuurka KGS oo sheegey in Dastuurka Uu Ka Abood Sareeyo Malaaqada Dhaqanka
by Warsan Radio October 6, 2017Wasarada Dastuurka KGS oo sheegey in Dastuurka Uu Ka Abood Sareeyo Malaaqada Dhaqanka Wasiirka Dastuurka Maamulka konfur galbeed Cabdulaahi Sheikh Xasan ayaa shegey in dastuurka uu yahay Heer ay degsadaan…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO:-GOLAHA WASIIRADA OO XIL KA QAADIS KU SAMEEYAY XISAABIYIHII GUUD EE QARANKA
by Warsan Radio October 6, 2017Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin oo loo yaqaano Siraaji, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka khamiislaha…
-
WARARKA MAANTA
VIDEO:-Golaha Wasiirada K/Galbeed oo Ka Hadlay Khilaaf Dowlada iyo Maamul Goboleedyada
by Warsan Radio October 6, 2017Baydhabo-[WARSANRADIO}–Golaha Wasiirada K/Galbeed oo Ka Hadlay Khilaaf Dowlada iyo Maamul Goboleedyada MAAMULKA AYAA QORSHAYNAYAA WEFDIGII LOODIRILAHAA SHIRKA KISMAAYO KA FURMAAYO HOOS KA DAAWO MUQAALKA VIDEO:-Golaha Wasiirada K/Galbeed oo Ka Hadlay…

