Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan
Daily Archives
September 20, 2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddoonka Baarlamaanka oo loo gudbiyay Mooshin loogu yeerayo Ra’iisul Wasaaraha
by Warsan Radio September 20, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa loo gudbiyay Mooshin Soo jeedin u yeerid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Illaa 23 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshinka lagu…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xukuumadda oo ansixisay ka mid noqoshada Soomaaliya ee Axdiga Qaramada Midoobay..
by Warsan Radio September 20, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa waxay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay qeyb ka noqoto Axdiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda dadka naafada…

