Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan
2018
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] Hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee idaacada warsan wariye Cabdi Kariin [jakaatara] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ergeyga Qaramada Midoobay oo soo gaaray Somaaliya
by Warsan Radio October 3, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,iyadoo ay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ay ku soo dhoweeyeen garoonka diyaaradaha.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasiirada haweenka Soomaaliya oo saxiixday cahdiga caalamiga ee xaqa dadka lixaadkoodu dhiman yahay
by Warsan Radio October 3, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Dowladda Soomaaliya ayaa saxiixday cahdiga Caalamiga ah ee Xuquuqda Dadka Naafada ah, iyada oo sidaasi ku noqotay dowladda 178-aad ee cahdigaas saxiixda. Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO ENG SALAX OO SHEEGAY IN OO YAHAY MUSHARAX MADAXWEEYNE KGS
by Warsan Radio October 3, 2018Baydhabo Somaliya{Wadani News24}-Maal mihii eynu soo dhaafnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo lagu qabanayey munaasabado kala duwan oo ay qabsanyeen musharaxiinta maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. waxaa manta gelinkii dambe lagu qabtay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Eng Salax oo Sheegay in oo yahay Musharax Madaxweeyne KGS
by Warsan Radio October 2, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Maal mihii eynu soo dhaafnay ayaa waxaa magaalada Baydhabo lagu qabanayey munaasabado kala duwan oo ay qabsanyeen musharaxiinta maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. waxaa manta gelinkii dambe lagu qabtay munaasabad…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA KGS OO UJAWABEY ENG YIRIISOW
by Warsan Radio October 1, 2018Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya max’ed Nuur midoowe nuunow max’ed oo maanta shir jaraa’id ku qabtey gudaha magaalada baydhabo ayaa shaaca ka qaadey in hadalkii dhowaan ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Maxkamada Ciidanka Qalbkasida oo xukuno Dil Qisaas ah kuriday 2 qof oo dil horay ugu geestay Gudaha Magaalada bay dhabo
by Warsan Radio October 1, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Eedeey sana yaashaan o manta la Xukumay ayaa waxay kala ahaayeen laba Dambiile oo dil Si bareer ah Toogashu gudaha baydhabo , waxay kala ahaayeen kan ugu horeeya ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Kolonyo Saarnaa Ciidamo Talyaani ah oo Tababaraayay Ciidamada Soomaaliya oo lagu qarxiyay Muqdisho
by Warsan Radio October 1, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo maanta duhurkii lagu weeraray Kolonyo Ciidamo Talyaani la socdeen oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga ee degmada Dayniile. Kolonyada qafilan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Musharx Madaxweeyne Xuseen Xasan Cabdi Kushug.”Shan arimood Aaan Kuhagi doonaa hadii la ii doorto u adeegaha GGS”
by Warsan Radio September 30, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Hadalkaan ayuu yiri Xuseen kushug xili uu o waramayay idaacada warsan Dhageyso:-Musharx Madaxweeyne Xuseen Xasan Cabdi Kushug.”Shan arimood Aaan Kuhagi doonaa hadii la ii doorto u adeegaha GGS” was…

