Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeena Maqrabnimo Caawa waxaasoo saaray C/Karin Jakaatara Waxaa idin soo gaarsiini dooni doona bilaal Yare Dhageysi gana waa xagiina.
2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Masraxii Darbane Muuddeey ee Baydhabo ayaa lagu dhigay Riwaayaddii ugu horaysay tan iyo burburkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
by Warsan Radio August 31, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Waxaa u soo daawasho tegay Dhalinyaro isugu jira wiilal iyo gabdho kuwaasoo ay ahayd markii ugu horaysay xili habeen ah ay riwaayad masrixiyeed toos ah ku daawadaan tiyaatar…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dona isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: August 30th, 2018…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Sodon sano uu burbursanaa kadib Garoonkii kubadda kolayga Darbane Muudeey ayaa furmay isagoo dib u dhis lagu sameeyay.
by Warsan Radio August 30, 2018Baydhabo Somaliya-{WMN} Waxaa ku ciyaaray laba kooxood oo gabdho ah, kuwaasoo wasaaradda dhalinyarad iyo ciyaaraha koofur galbeed Soomaaliya u tababartay ciyaaraha kubadda Kolayga Maamul Goboleedka koofur Galbeed in ay ku…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-RW Kheyre”Ajnabi Inuu Dhiso Garoonka Stadium Muqdisho Shacabka Ha Iska Iloobaan”
by Warsan Radio August 30, 2018Baydhabo Somaliya-{WMN}Mas’uuliyiin uu Hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa ay tageen Maanta Garoonka Kubada Cagta Ee Stadiom Muqdisho Halkaasi oo ay kaga dhawaaqeen ol olo lagu…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dona isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: August 29th, 2018…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Daraasiin Jawaasiis ah oo lagu xiray dalka Iiraan
by Mohamed Dhaysane August 29, 2018Wasiirka wasaaradda sirdoonka Iiraan Maxamuud Calawi ayaa sheegay in ay xireen darsan jawaasiis ah . Qabashada basaasiinta ayaa qayb ka ah olole ka dhan basaasnimada iyo heysoshada dhalashada waddan kale,…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Ciraaq: 8 qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Gobalka Canbaar
by Mohamed Dhaysane August 29, 2018Wararka laga helayo dalka Ciraaq ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta oo Arbaco dalkaasi ay ka dhaceen weeraro Is-miidaamin ah, kuwaasi oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Saraakiisha…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Amarro adag oo lagu soo rogay Hay’adaha Caallamiga ah ee Soomaaliya
by Mohamed Dhaysane August 29, 2018Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta soo qaban-qaabisay shir ay ka soo qeyb-galeen hey’adaha caalamiga ah iyo NOGS-ka, kaas oo xoogga lagu saarey sidii hey’adaha caalamiga ah ay…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxwayne Farmaajo oo shir uga qab galaya Shiinaha (Sawiro)
by Mohamed Dhaysane August 29, 2018Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC).…

