KULAN LABA MAALMOOD SOCDAY OO LOOGA HADLAYAY ARIMAHA DASTUURKA OO BAYDHABO KU SOO GABAGABOOBAY.
Labadii maalmood uu kulankan socday waxaa looga doodayay Dastuurka qabya qoraalka Soomaaliya sidii loo dardargalin lahaa dhammaystirkiisa iyadoo ay kulanka kawada qayb qaadanayeen Wasaaradda Dastuurka KGS, wafdi ka socday gudiyada kala duwan ee qaabilsan Dastuurka ee uu hogaaminiyay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dastuurka DFS iyo Bulshada rayidka ah.
2018
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriso:-Waa wajicusubooaanlagubaranwaafikiruurabo in uukusoojiitoqalbiyo kala araktiduwankuwaasoomidbamid kale ka maskaxbedelan
by Warsan Radio April 14, 2018{WARSANRADIO} Lagumabaran in uu balan qaad u sameeyo maamul kakoonfur galbeed hor joogiyaasha iyo waliba ciidan ka al shabaab ka bar bar dagaalama ku waa oo loo balanqaadey in hadii…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO+AKHRIRO:-WARBIXIN KA HADLAYSA SOOYAALKA TAARIIKHDII HOGAAMINEED EE GUDOOMIYE PROF: MAXAMED SHEEKH CUSMAAN JAWAARI.
by Warsan Radio April 13, 2018{WARSANRADIO} Waxay ahayd khudbad caynkeeda oo kale horay loo jeedinin oo kuwii goobta fadhiyay iyo kuwii kala socday warbaahinta deganaan iyo aamusnaan ku dhageesteen. Waxay ahayd khudbad diyaarsan oo si…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+ Sawiro:- Khubadii manta oo madaxweyne Farmaajo ka soo jediyay Xuska Sanad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaalia
by Warsan Radio April 13, 2018{WARSAN RADIO}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qooysaskooda oo maanta…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Akhriso:- Khubadii manta oo Guddoomiye Jawaari si rasmi ah iso casilay.
by Warsan Radio April 12, 2018{WARSANRADIO}Guddoomiyaha xilka ka degaya ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa istiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka. Jawaari ayaa sheegay in maanta aysan…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: AGAASIMAHA WASAARADDA GARGAARKA IYO MAARAYNTA MASIIBOOYINKA OO KA HADLAY ROOBABKA IYO SAAMAYNTA AY KU YEESHEEN BARAKACAYAASHA.
by Warsan Radio April 12, 2018Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka KGS Liibaan Sheekh Shuceeb oo sheegay in ay mardhow qorshaynayaan sidii loo hagaajin lahaa Xaaladda Nololeed ee Bakacayaasha ku nool duleedka Magaalada Baydhabo. Ugu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: GUDOOMIYAHA DEGMADA YEED OO CAMBEERAYN DUSHA UGA TUURAY HAY’ADDA BARNAAMISHKA CUNTADA
by Warsan Radio April 12, 2018GUDOOMIYAHA DEGMADA YEED OO CAMBEERAYN DUSHA UGA TUURAY HAY’ADDA BARNAAMISHKA CUNTADA ADUUNKA(WFP) Cabashadan ka soo yeertay Gudoomiyaha Degmada Yeed ayaa timid kadib markii ay la soo xiriireen shirkidihii qandaraaska ku…
-
{WARSANRADIO} Gudoomiyaha Degmada Qansaxdheere Cabdi Aadan Qooqane oo Sheegay in wali qansaxdheere ay wali helin roob biyo galiyay Waraha,dadkana ay u diyaar garoobayaan Beer abuur. Hadalkan ayuu jeediyay Gudoomiyaha Degmada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Waxaa la xaliyay muran kii ka taagnaa kulankii Baarlamaanka ee manta lagu waday in Guddoomiyaha xilka ka dego
by Warsan Radio April 11, 2018{WARSANRADIO} Baarlamaanka oo manta lagu waday in Guddoomiyaha xilka ka degaya Jawaari uu khudbad ka jeediyo, kaddib markii uu joojiyay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/wali Muudey. Dadaalo ay sameysay…
-
Subixii hore ee Maanta Qarax Loo adeegsadey Rimud Kontorol oo Lasaarey Maqaaxi Korkeed Ayaa ka dhacay xaafada wadajir ee magaalada baydhabo Qaraxaasi Waxaa uu Sababey Qasaaro Dhimasho iyo dhaawac isugu…
