Mayara Shacabka ku nool Magaalada Baydhabo, waxaa lagu qiyaasaa ku dhowaad Halmilyan, haddii ay Go’aansadaan in wax ka qabtaan wada xumida haysata waxay ugu yaraan awoodi karaan in bartaan sida ay dhexdooda isu abaabuli karaan oo ay u dhisan karaan wadooyinka burbursan Magaalada iyo Xaafadaha dhex mara iyo dhamaan goobaha halboowlaha u ah adeegyada aasaasiga u ah Noloshooda.
Kani waa gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Baydhabo Maxamed Dhegeey oo ka jaawabaya Su’aal aan ku weeydiiyay Anoo taagan Buundada Isha wadamada Marta oo marshe bigeeda uu ka Muuqdo Dalool weyn sida uu ka Gudoomiye Ahaan ugu dhiri galin karo Dhalinyarada in ay Dhisaan iyagoo koow kka ah.
Kaliya Waddan ma’ahan mida u baahan dhismaha iyo Dayactirka, badi wey burbursan yihiin wadooyinka Mara Bartamaha iyo Xaafadaha Magaalada Baydhabo.
Balse cirifka danbe ee Xaafadda Isha waxaa ku taala waddo aad loo isticmaalo oo ay ku badanyihiin Dadka iyo Gaadiidka , Bilooyin ka hor waxaa wadadan shil Baabuur ka dhacay ku dhintay Sagaal Qof tiro kalane wey ku dhaawacmeen. Waa waddo dalcad ah oo ku adag dadka iyo gaadiidkaba in ay si sahlan ku maraan.
Waxaan la sheekeeystay darawal Mooto Bajaaj ku xamaasha oo degan Xaafaddan oo iiga sheekeeyay wadan iyo dhibaatada ay ku qabaan isticmaalkeeda.
Maxamed Abuukar waa 73 jir muudo 50 sano ah ku noolaa Xaafaddan, waxaa uu ka hadlayaa kadib markii ay dadka badan ku dhinteen waddadan sida ay dadka Xaafadan isu xilqaameen dhismaha jid cadaha xaafada taasoo uu ii sheegay Maxamed Abuukar in ay ka barteen Cashar ah in haddii ay Bulshada u dhaqaado in wax dhisito wado iyo mashaariic kale ay deddeg u samaysan karto iyadoo gurmad taageero midna u baahan kaliya ay ku xirantahay wada tashi iyo Bulshada oo u istaagata.
Moowliid Sheekh waa Gudoomiyaha odoyaasha Dhaqanka Gobolka Baay isla markaan degan Xaafdan Isha, waxaa uu ka hadlayaa Muhiimadda Wadan u leedahay Magaalada baydhabo iyo sida dhismaheeda uu muhiim ugu yahay dadka Xaafadan iyo kuwa degan Gudaha Magaalada Baydhabo, waxaa kaloo uu Moowliidka xusayaa Intii uu Socday dhismaha Jid cadahan abuulkii dadka Xaafadda ee aruurinta dhaqaalihii ku baxay dhismaha waddan wadiiqadii ay u mareen iyo dadkii ka qayqaatay ee isugu jiray Mas’uuliyiin iyo dad kale oo aan deganayn xaafadda balse ka geestay gacanta in ugu yaraan la buuxiyo dalcadaha iyo baalirinta wadadan xaafadan isha Baydhabo geeskeeda ku taala.
Inkasoo ay dadaaleen Dadka degan Xaafaddan waxaa wali maqan kaalintii ay ku lahayd Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed dhismaha wadadan taaso ah mid wali ay ka rajo qabaan ugu danbayntii dadka xaafadan waloow aysan muuqan xitaa isku day lagu dhisayo wadadan oo looga dhigayo laami taasoo ay hormood ka tahay Dowlad Goboleedka.
Waxaase hubaal ah in tani ay tahay biloow isku day mudan in Bulshadan gacan lagu siiyo hoowshan taasoo ay iyag Koow ku noqdeen.
2018
-
WARARKA MAANTA
Baarlamaanka Koofurgalbeed oo isku raacay in la qabto Doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed
by Warsan Radio February 19, 2018Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed Xildhibaanada Baarlamaanka Koofurgalbeed ayaa isku raacay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed 17ka November ee…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO TABABAR SOCONAYO MUDDO LABA MAALMOOD AH AYAA KA FURMAY MAGAALADA BAYDHABO
by Warsan Radio February 19, 2018TABABAR SOCONAYO MUDDO LABA MAALMOOD AH AYAA KA FURMAY MAGAALADA BAYDHABO. Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay daladda ay ku midaysanyihiin Bulshada rayidka Koofur Galbeed Soomaaliya ee loo yaqaano SOSWENSA…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta oo la magacaabay.
by Warsan Radio February 19, 2018{WARSANRADIO}Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta ayaa la magacaabay, kaddib shir degdeg ah oo ay goor dhow yeesheen Golaha Wasiirada. Taliyaha Booliska ayaa loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed, halka Taliyaha Nabadsugida…
-
WARARKA MAANTA
Kulan Looga Hadleeyey Horumarada D/Hudur Ayaa Degmadaasi Kadhacey
by ATEERA February 19, 2018Kulankaan oo ahaa mid u dhexeeyey Maamulka Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool iyo Ururada Bulshada Rayidka qeybahooda kala duwan ayaa waxa looga hadlay sidii mashaariicda Hormarineed loogu wajahi lahaa baahiyaha…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:- Haween loo Tababaray Nadaafada Baardheere oo lagu Wareejiyey Qalabka Shaqada
by Warsan Radio February 19, 2018{WARSANRADIO}Haweenkani ka shaqeeya Nadaafada Baardheere oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 20,islamarkaana laga soo kala xuley xaafadaha Degmada Baardheere ayaa soo qaatey tababar u soconayey muddo 14 maalin ah,waxaana mudadaasi lagu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Golha Badbaadada Ayaa sheegay in Todobaadkii hore Ciidamada Booliska KGS Ay Suuqa Xoolha ku Weerareen Dad Xoola iib ah
by Warsan Radio February 18, 2018Golha Badbaadada Koofur Galbeed oo ku kulmay Maanta Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in todobaadkii hore Ciidamada booliska Koofur Galbeed ay Suuqa Xoolha ku weerareen dad xoola iib ah keensaday iyagoo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-Waxaa maanata la soo gaba agabeeyay siminaar socunaayay mudo Sedx Casho lago baranaayay wax tarka iyo macaamilka Biyaha
by Warsan Radio February 17, 2018{WARSANRADIO} Siminaar kaas oo looqabtay xirfad leeyda ka shaqeeysata biyaha isla markaasna looga faaideeynaayay Nidaamkii ay ogo shaqeeyni lahaayeen Bulshada ay hor joogaan Siminaarkaas oo xariga kajaray waziirka Wazaarada tamarta…
-
{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay shaqo joojin iyo Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo la xirayo
by Warsan Radio February 17, 2018. {WARSANRADIO}Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin iyo in wixii hada ka dambeeya la xirayo Ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, kaddib markii ay cabasho ka keenen canshuur…
