Qoraal ay bartooda bulshada soo dhigeeb Gudiga Arimaha Dibadda ee Aqalka looga taliyo Maraykan ee Congress ka ayaa lagu sheegay in ay aad uga walwalsan yihiin meesha ay ku socoto Soomaaliya.
Qaoraalka ayaa lagu sheegay in iyada oo ay Soomalaiya ku sugan tahay xalad khatar ah oo amnigii faraha ka sii baxayo in hadana la ceyriyo Wakiilka Qaramada Midoobay waxa ay ceel ku sii ridaysaa dib u soo celinta dowladnimada Soomaaliya.