Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
Daily Archives
August 18, 2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti
by Warsan Radio August 18, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka Galab nimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Doorashada Jubbaland oo la sheegay in ay ku dhicidonto Xiliga loo qorsheeyay
by Warsan Radio August 18, 2019Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Jubbaland la qaban doono waqtigii la qorsheeyay oo aan dib loo dhigi doonin, kaddib warqad loo diray Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan…

