Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
November 2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Shirkadda Hubaal Traders Company oo xarun cusub ka furatay Baydhabo
by Warsan Radio November 23, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN]-Xaflad lagu daahfurayey Hubaal Traders Comapany ayaa ka dhacday Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay ganacsato, dhalinyaro iyo Odayaal kuwaasoo danaynayey shirkadda la daahfurayo adeegyada ay bixiso si ay…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Maxaa dib loogu dhigay muxaadaradii Sheekh Umal ee Muqdisho?
by Ateera November 22, 2019Muqdisho(WMN)_Waxaa si lama filaan ah dib loogu dhigay muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ku qaban rabay magaalada Muqdisho, sababtuna kuma saabsana muran shalay Khamiistii hareeyay arrimha la xiriira muxaadaradaas.…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro:Magaalada Baydhabo Oo Lagu Xusey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
by ATEERA November 21, 2019Baydhabo(WMN)_21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta oo kale dowladdii Kacaanka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre dalka ka dhici jiray munaasabado waa weyn oo lagu weynaynayo ahmiyadda…
-
WARARKA MAANTA
SRSG James Swan Remarks to the Security Council on the Situation in Somalia 21 November 2019
by Warsan Radio November 21, 2019I congratulate you Madame President on the presidency for the month of November 2019. I am honoured to report to you today on the situation in Somalia. Let me begin…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO:Sawiro:Isbitalka Tiirow Oo Gurmad Daawo Lacag La’aan ah Gaarsiiyey Degmada Berdaale ee gobalka baay
by ATEERA November 21, 2019BERDAALE(WMN)_Ayadoo Bulshada Ku nool Degmada Berdaale ee gobalka baay ay si aad ah usaameyeen dhibaatooyinka Fatahaadkii Roobka Degmadkaas ayaa waxaa Daawo Lacag La’aan ah Gaarsiiyey Isbitalka Tiirow Oo kamid ah…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO:Wasaaradda howlaha guud KG Iyo Masuulin Katirsan hay’adda UNHABITAT Oo Baydhabo Kulan Kuyesheen.
by ATEERA November 21, 2019BAYDHABO(WMN)_Agaasimaha guud Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa Shir Gudoomiyey kulan u dhaxeexey wafdi kasocdey c oo ay hogaamineysey Haweyneyda lugu magacaabo Enkhtuya Saldan oo ah madaxa maamulka…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Ibraahim Cabdi Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…

