Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Godoomiye Bikle oo u sooxiray Tababar Shaqaalaha degmada
by Warsan Radio November 29, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN}-Gadoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa maanta Tababar Usoo xirey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee degmada baydhabo, Tabarkan Oo mudada Afarta…
-
maqal iyo muqaalWARARKA MAANTA
Daawo Video: Gudiga Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Baarlamaanka KG Oo Maalmahaan Howlo shaqo u Joogey Degmada Xuddur Oo Kormeer Ku Sameeyey Goobaha Bulshada Loogu Adeego.
by ATEERA November 28, 2019Xudur(WMN)_Gudiga Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Baarlamaanka KG Oo Maalmahaan Howlo shaqo u Joogey Degmada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakoo Ayaa Waxaay Kormeer Ku Sameeyey Goobaha Bulshada Loogu Adeego Sida…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Xisbiga Tii Xafiiskiisa Baydhabo Oo Bacooyin Uqeybiyay Dadkii Sameyey Roobabkii Kada’een Magalada Baydhabo
by ATEERA November 28, 2019Baydhabo(WMN)_80 qoys barakacyaal ah oo isugu jiraan dadka baahiyaha gaarka qaba iyo qaar kale oo da’ah ayaa deeq bacaha roobka laga galo waxaa garsiiyay xubno katirsan xisbiga Tiir xafiiskiisa Baydhabo.…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro:Kusimaha Madaxweynaha KG Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Wafdi uu Hogaamineyo Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo soo gaarey.
by ATEERA November 28, 2019Baydhabo(WMN)_Wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Dowladda Saweden u fadhiya Soomaaliya Ambassadir Staffan Tillander ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweyay , Kusimaha…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Ugu Baaqay In ay Kala Shaqeyaan Hormarada Degmada Baydhabo.
by ATEERA November 28, 2019Baydhabo(WMN)_Gadoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa maanta Tababar Usoo xirey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee Degmada Baydhabo si aqoontooda kor loogu qaado,…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/Rashiid Rashka Boy…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ku dhawaad 40 wariye oo ka kala yimid Gobolada kgs oo tababar logu soo xiray Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio November 27, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Towbarkan oo ay u qabatay hayada unsom ayaa lagu baranayey Tabinta wanaagsan ee arimaha Bani’aadmnimada,Doorashooyinka iyo bad baadada suxufiga Waxaana xiritaanka towbarkan ka qaybgalay wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta KGS…
-
WARARKA MAANTA
International partners welcome recent political engagement in Somalia
by Warsan Radio November 27, 2019Mogadishu, 27 November 2019–Somalia’s international partners* (listed below) welcome the recent meeting between President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo and two former Presidents, Hassan Sheikh Mohamud and Sheikh Sharif, which discussed…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…

