Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/raxmaan Maleele aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal
2019
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Gudoomiye Abdisalaan Xaaji Siidow Oo Maanta Kulan Kusaabsan Horumarinta Degmada Diinsoor Laqaatay Ganacsatada Degmadaasi.
by ATEERA December 1, 2019Diinsoor(WMN)_Guddomiyaha Degmada Diinsor ee Gobolka Baay Mudane Abdisalaan Xaaji Siidow ayaa Maanta Kormeer ku tagey goobaha wax barashada Degmada Diinsor sida Iskuulka weyn ee Degmadaasi. Wuxuna Maamulka Iskuulka ka dhageystay…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Kulanka Wadatashiga Wasaaradaha Owqaafta Iyo Arimaha Diinta Ee Heer Faderaal Iyo Heer Dowlad Goboleedka Oo Maanta Kadhacay Magalada Muqdisho
by ATEERA December 1, 2019Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Abdirahman Ibraahim( Baardheere) iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed Shariif Abdullahi ayaa magaalada Muqdisho ugu qayb galay kulan…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Tababar Ku Saabsna Dhiirigelinta iyo Ilaalinta Xaquuqda Aadanaha ayigoo laga Eegayo xaga Jinsiga Oo Baydhabo Kafurmay
by ATEERA December 1, 2019Baydhabo_(WMN)_Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Gollaha Wakiilada KGS ayaa maanta Magaalada Baydhabo Tababar uga furey Gudiga Xaquuqda aadanaha oo isugu jira Xildhibaano Barlamanka Dowlada Federaalka ,Hiirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya kuwaasi…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Maxkamadda Hargeysa oo Booliska u ogolaatay inay xabsiga kusii hayaan wariye Cabdiqaadir Codey
by Warsan Radio December 1, 2019MOGADISHU, Somalia, 30 November, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa waxa uu ka dalbanayaa maamulka Somaliland inay xorriyaddiisa dib ugu soo celiyaan, xabsigana si shuruud la’aan uga sii…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Taliye Maxamed Sheekh Cabdulaahi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Baydhabo Kadib Safar Maalmo ah uu kusoo joogay degmada Xudur.
by ATEERA November 30, 2019Baydhabo(WMN)_Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee qeybta 60 aad Jenaral Mohamed Sheekh Abdullahi oo howlo shaqo ugu maqanaa Mudo isbuubac Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa dib ugu soo…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro: Qorista Qorshaha Horumarinta KG Oo Lagu Qabtay Magalada Baydhabo.
by ATEERA November 30, 2019Baydhabo(WMN)_Shir oo ay ka qeyb galayeen Wasiirada Wasaaradaha KG iyo agaasimiyaasha ayaa waxaa uu ka dhacay hoolka Wasaaradda Qorsheynta. Shirkaan oo ahaa shir wadatashi oo ku saabsan qorista Qorshaha Horumarinta…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxmaan [Maleele] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud Ali {Gaabshaa} Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Iyo Istaraatiijiyadda Qaran Ee Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyadda
by Warsan Radio November 29, 2019Muqdisho, Khamiis, Nofeembar 28, 2019—Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda qaran ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda, oo…

