Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Cabdi Naasir Mayow
2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha
by Warsan Radio November 20, 2019Muqdisho, Arbaco, Nofeembar 20, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, ganacsiga, Beeraha iyo xanaanada…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka Kusoo Laabtay Kadib Safarkiisii Shaqo Ee Faransiiska, Belgium Iyo Qatar
by Warsan Radio November 19, 2019-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo Qatar, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee…
-
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Salaadii casarkii markii la tukaday ayaa Culimo ka hadashay Masaajid Jaamaca Wey nee magaalada Baydhabo, waxaa ay ka digeen muuqal faafay oo maalamihii u danbeeyey dhex wareegayey bulshada oo…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Waxaa ladilay Taliyihii Ciidamada Nabadsugida Gobolka Mudug qeybta Puntland.
by Warsan Radio November 18, 2019Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhow lagu diley waqooyiga magaalada gaalkacyo taliyihii ciidamada nabadsugida maamulka Puntland ee gobolka Mudug Col Xaashi Aadan Cilmi.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Booliska Somaliland oo xiray tifaftirihii Horn Cable TV, xayiraadna saaray TV-ga
by Warsan Radio November 18, 2019MUQDISHO, Soomaaliya, 18 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Somaliland inay shuruud la’aan ku siidaayaan Tifaftiraha Guud ee telefishanka Horn Cable Cabdulqaadir Saleebaan Caseyr (Codey)…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Inkastoo ay Xaalad kacsanaan ka jirta Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, kadib markii uu ka biyo diiday gudoomiyihii hore ee degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigoow in uu xilka…

