Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Cabdulahi Nur Aadan waxaa soo jeedin dono isla Wariye C/lahi Nur Adan [Jecelow]
2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqday Berdaale
by Warsan Radio November 9, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur galay xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo sida loo wado howlaha loogu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Taliyaha cusub ee qeebta lixdamaad DFS, u soo magacaawday KGS, General Maxamed Sheekh Cabdulaahi Ciiroow oo soo gaaray Magaalada Baydhabo,
by Warsan Radio November 9, 2019Baydhabo Somaliya-[WMN]-waxaana soo dhaweeyeey saraakiil ka tirsan Ciidamada Militeriga wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS. Taliyaha cusub ayaa imaanshihiisa Baydhabo waxaa ku wehlinayey saraakiil sare oo ka tirsan…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Bilaal Hilaal DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Qatar oo100 Tan Gargaar ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya
by Warsan Radio November 7, 2019Dowladda Qatar ayaa maanta Muqdisho soo gaarsiiyay 44 tan oo deeg gargaar ah taas oo qeyb ka ah jawaabta ay ka bixineyso baaqii dowladda Soomaaliya ee samata bixinta dadka Soomaaliyeed…
-
WARARKA MAANTA
Qoraal+Sawir:- Bohosha Yaaqkumaan ee Baydhabo, oo daad ku soo rogmada yaa dilay gabar qaangaar ah xili ay ku sii jeeday gurigooda oo ku yaala Xaafadda Daarasalaam Arbacadii.
by Ateera November 6, 2019Gabr 18 sano jir ah ayaa ku dhimatay roobabkii galabtan ka da’ay magaalada Baydhabo kadib markii uu daad ku qaaday Bohosha Yaaqkumaan oo dhanka bariga kaga began magaalada Baydhabo. Gabadha…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Naasir Mayow [Waay not] Dhageeyso:-Warka fiidnimo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Denmark
by Warsan Radio November 6, 2019Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay kulan looga hadlay iskaashiga iyo xoojinta xariirka…

