Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamuud Cali Cbadillahi (Gaabsha)
2019
-
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkasi ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo looga hadlaayo Xaaladda Siyaasadda…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO;SAWIRO- BARAKACIYAAL DHAWAAN SOO GAAREY BAYDHABO OO AFKA FURTEY .
by Ateera October 13, 2019Xili ay bilaawdeen Roobabkii Deerta, ee fasalkaan oo maalmihii la soo dhaafayna si fiican uga da’ay Baydhabo, ayaa durba waxaa soo ifbaxaya sameynta uu ku yeeshay barkacyaasha degan duleedka Baydhabo,…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Kismaayo oo Maanta markale lagu caleema saaray Axmed madoowe
by Warsan Radio October 12, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu Caleemo saaray Munaasabad weyn oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan iyo boqolaal dadweynaha ree Jubbaland ah.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xafladda caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland khudbadihii laga soo jeediyay Nuxurkoda
by Warsan Radio October 12, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimaya oo lagu caleema saarayay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mus’uuliyiin kala…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Farmaajo oo dib ugu soo laabtay dalka kana hadlay maalinta Calanka
by Warsan Radio October 12, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rash…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamed Nuur Maxamed Cabdulahi (Faransa) DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. was last modified: October 10th, 2019…
-
Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi qarax lagu weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti oo kamid ah howlgalka AMISOM. Warar kala duwan…

