Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Muxiidin Xasan Maxamed waxaa soo jeedin dono Wariye Mukhtar Sheikh Aadan [Dalmar] wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Amarkii Wazarada Xanaanada Xoolaha oo dhaqangaley
by Warsan Radio March 28, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Waxaa si rasmi ah Magaalada Baydhabo uga dhaqan galey amarkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee ahaa in aan la qali Karin xoolo baaritaan soo maarin. Ilaa 448 neef oo xoolaha…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wazaarada Bi’ada iyo Dorjoota oo Soo saartay Awaamiiro Culus
by Warsan Radio March 28, 2019Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Wasiirka Wasaarada Ba,ida iyo Duurjoogta Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cali Isxaaq Cumar,Wasiir ku xigeenka Wasaarda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa kulan ay ku yeeshen Magaalada Baydhabo waxaa ay…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO :Munaasabad Lagu Sagootinayey Waziirkii Hore ee Caafimadka KGS oo Baydhabo Ka Dhacdey .
by Ateera March 27, 2019Munaasabadan oo ujeed keedu ahaa Mid Lagu Sagootinaayey Waziirkii Hore eeWazaarada Caafimaadka KGS Laguna Soo Dhaweynaayey Waziirka Cusub ee Wazaarada Caafimaadka Ayaa Ka Dhacdey Magaalada Baydhabo. Waxaa Xaflada Soo Qaban…
-
Qaraxaan oo Caawa jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO- AKHRISO: Khudbaddii Farmaajo ka jeediyay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka
by Ateera March 27, 2019Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda Soomaaliyeed Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guggoomiye Ku/xigeenka…
-
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xildhibaanada Golaha Shacabka ay dadaal badan ku bixin doonaan sidii loo diyaari lahaa Shuruucda doorashooyinka 2021-ka. Gudoomiye Mursal ayaa tilmaamay…
-
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaa ay qabatay dood ku saabsan doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasada Dalka,waxaana barnaamijkan taaba gelisey hay,adda Tubta nabada Soomaaliyeed. Barnaamijkan lagaga doodayay doorka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last…
