Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara]
2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ra’iisul Wazaare Kheyre oo ka hadlay qaraxyadii iyo weerarraddii maanta ka dhacay Muqdisho
by Warsan Radio March 23, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey dadkii maanta ku dhintay Qaraxyadii Ururka Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Maxkamadda ICJ, oo Ku Wajahan Somalia Iyo Kenya Kadib Wada-Xaajoodkii Murankii Xuduud-Baddeedka
by Warsan Radio March 23, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Dadaalkii lagu doonayey in Khilaafkaasi laga gaaro Xal, iyadoo aan la wada tegin Maxkamadda Caddaladda ee ICJ ayaa waxa uu muranka Xuduud-baddeedka waxa uu la kulmay dhibaato, taasi…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Qaraxyo iyo Rasaas Xoogan oo Weli Laga Maqlayo Xarunta Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha
by Warsan Radio March 23, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Waxaa weli kacsan Xaaladda Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha eek u taalla Isgoyska Jubba ee dhinaca degmada Shangaani,halkaasi oo lagu qaaday weerar ku bilowday qaraxyo iyo mid toos…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Maxamed oo markii ugu horeysay ka hadlay gadoodka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed
by Warsan Radio March 22, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Maxamed oo markii ugu horeysay ka hadlay gadoodka ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee mishaar la’aanta ka cabanaya ayaa sheegay in marnaba Wasiirradu raali…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dadkii lagu dilay weererkii New Zealand Jimcihii lasoodhaafay oo Maanta la’aasay
by Warsan Radio March 22, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Munaasabad iskugu jirtay duco iyo salaadda Jimce ayaa todobo beri kadib lagu qabtey afaafka hore ee masaajidkii lagu laayey dad Musliim ah magaalda Christchurch ee dalka New Zealand. Munaasabada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ciidamo bad baada ka shaqeeya oo loo sameyey dadka damashadka u taga Xeebaha.
by Warsan Radio March 21, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Ciidan loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyaha badda oo loogu talogalay Garoonka Aadan Cadee tan iyo burburkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sameeyay dhoolatus…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddiyada Joogatada ee golaha Shacabka oo maanta shaaciyay xilliga uu si rasmi ah u furmayo Kalfadhiga 5aad ee baarlamaanka Soomaaliya
by Warsan Radio March 21, 2019Kulankooda oo ka dhacay Villa Hargeysa waxaa shir guddoominayay Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, iyadoo la isla qaatay in 27-ka bishan oo Arbacada soo socota ku beegan uu furmo kulamadii…
-
Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (Socdaal) waxaa soo jeedin dona isla Wariye Socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 21st, 2019 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo sheegay in aysan jirin askari diiwaangashan oo mishaar aan qaadan,
by Warsan Radio March 21, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Wasiir Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in uusan jirin askari diiwaangashan oo mishaar aan qaadan, hasse ahaatee ay horay u jireen shaqaale dowladdeed iyo…
