Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Rashka waxaa soo jeedin dona isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Rashka waxaa soo jeedin dona isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan.
Wafdiga Waxaa Hogaaminayey Madaxa Xasinta Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka KGS Waxaana Safarka Deynuuney Ku Wehliyey Xubno Ka Tirsan Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Baydhabo . si Diiran Ayaa Loo…
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ee xarunta Dembi Baarista Ciidanka CID-da ee Magaalada Muqdisho. Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa halkaasi ku Qarxay . Sidda ay Warsan…
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa bilaabay in ay halkaasi iskaga baxaan ka dib markii uu halkaasi ka dhacay dagaal ay ku dhinteen ku dhawaad 20…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ciidamada Kenya ayaa isaga baxay saldhiggii ugu dambeeyay ay ku lahaayeen Gobolka Gedo oo ka mid ahaa goobaha ay ku sugnaayeen Ciidamadooda qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Wararka ayaa…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xaalada deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa duhurnimada maanta ah dagan kadib dagaal soo bilowday saqdii dhexe ee xalay, kaasoo soo gaaray illaa barqanimadii maanta. Wararka soo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Labada Madaxweyne ayaa wadahadaladooda diiradda ku saaray danaha ay labada dal wadaagaan, xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dhinac iyo dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah ee…
Baydhabo Somaliya {WMN}-Afyaalu hibo lynool masqangtiis helithaasy suughaang hingjimeey habkaaysithaasy, hal ii lamy afyaal hadeery kory ingjarnuwu, mayny taas daliil kiingky ahaa, heeskungh araathy ii geethooshee ilaaheey niing hibiyeey sithy…