Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha JFS iyo Ra’iisul wasaaraha oo Hambalyo u diray Xulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
by Admin December 31, 2020Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay ciyaartoyda xulka Gobolka Banaadir guusha ay ka gaareen Ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ay la dheeleen dhiggooda Xulka Galmudug.…
-
Sanadkan sii dhamaanaya ee 2020 ayaa waxaa uu ahaa sanad dunida saameyn ba’an ku yeeshay xanuunka coronavirus, waxaa gudaha Soomaaliya iyo meelo kale oo adduunka ka tirsanba ku geeriyooday Soomali…
-
WARARKA MAANTA
Xulka Banaadir oo ku guuleystey tartanka ciyaaraha Maamul Goboleedyada iyo gobolka Banaadir
by Admin December 31, 2020Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho iyadoo tartankana ay ciyaarta kama dambeyska ah ay isugu soo hareen gobolka Banaadir iyo Galmudug…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka gaashaandhigga Turkiga oo sheegay in ay daafici doonaan Azerbaijan
by Admin December 31, 2020Wasiirka difaaca Turkiga Hulusi Akar ayaa sheegay in ciidamada Turkiga iyo Russia ay si wadajir ah u difaaci doonaan xuquuqda qarannimo ee dalka Azerbaijan. “Shaqadeena waxay xoogaysan doontaa marka xarunta…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada ammaanka ee Suudaan oo lagu wareejinayo amaanka Gobolka Darfur
by Admin December 31, 2020Howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee gobalka Darfur ee dalka Suudaan, kaas oo loo yaqaan UNAMID ayaa maanta ku eg sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Ciidanka dowladda Suudaan ayaa si…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Tartanka kama dambeysta ah ee Galmudug iyo Banaadir oo ka socda garoonka Eng. Yariisow
by Admin December 31, 2020Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda Cagta Banaadir iyo Galmudug, kaasi oo…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo Faahfaahin ka bixisay koox burcad ah oo lagu qabtay Muqdisho
by Admin December 31, 2020Taliska Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada booliska ku soo qabteen rag burcad ah oo dhac ka geysan jiray xaafadaha degmada Dayniile ee gobolka…

