Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye C/Lahi Nuur Aadan {Jaceeloow}
February 2020
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Isbitaalka Xoogga Ku Booqday Askartii Dhaawacyadu Ku Gaareen Difaacidda Qarannimada
by Warsan Radio February 20, 2020Muqdisho, Khamiis, Feberaayo 20, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa Isbitaalka xoogga ku booqday askar ka tirsan xoogga dalka oo ku dhaawacmay deegaanka Ceel-saliini ee gobalka Shabeellada Hoose,…
-
WARARKA MAANTA
Shirkad diyaaradeed oo laga leeyahay Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay duulimaadyadeeda Muqdisho.
by ATEERA February 20, 2020Shirkadda Diyaaradaha ee Jambojet oo ka mid ah Shirkaddaha ugu qiimaha hooseeya ee dalka Kenya waxa ay ku dhawaaqeen in ay joojiyeen gebi ahaan Duullimaadyadii Garoonka Calaamiga ah ee Aadan…
-
WARARKA MAANTA
Baaritaan Amni iyo dib u habeyn lagu sameeyay Shaqaalaha Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar
by ATEERA February 20, 2020Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa maanta qabtay shir looga hadlayay Amniga Caasimadda iyo baaris lagu sameeyay Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa Xarunta. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
AFRICOM iyo DFS oo War kasoo saaray duqeyn ay ka geysteen Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe.
by ATEERA February 20, 2020War kasoo baxay Taliska Howlgalada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu faah-faahiyay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ee duuli la’aanta ay ka geysteen Deegaanka Wadajir oo u dhaw Degmada Jilib ee Gobolka Jubada…
-
Laba ruux oo Soomaali ah ayaa ku dhaawacantay dagaalk labadooda ku dhexmaray magaaladda St Julian’s ee wadanka Malta. Taliska Booliska ayaa shaaciyey in dagaalka uu labadaan ruux dhexmaray fiidnimadii Talaadda,…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
Abwaan Maxamed Xasan Cusmaaan ” Anjeex ” Wuxuu Ku dhashay degmada Af-Gooye ee gobolka Shabeelaha hoose sanadku markuu ahaa 1943-dii Dugsigii Quraanka wuxuu ku dhigtay isla degmada Af-gooye intii u…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso: `Agaasime Maxamed Cumar” Waa In Lahormariyaa Xoola Dhaqatada Soomaaliyeed.
by ATEERA February 19, 2020Baydhabo(WMN)=Maxamed Cumar Nuur agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlada faderaalka soomaaliya oo u waramaayay warbaahinta warsanradio ayaa waxaa uu kahadlay shir labo maalin magaalada baydhabo ay…
-
WARARKA MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso: Shrkii wasiirada Xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday Magaalada oo la soo gabagabeeyey.
by ATEERA February 19, 2020Baydhabo(WMN)= Shir laba maalmood qaatay oo ay ku kulansanaayeen wasaarada xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda dhexe ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo iyadoona laga soo saaray…

