Baydhabo{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal
February 2020
-
Infakshanka ku dhaca qeybaha kala duwan ee hab dhiska kaadi mareenka(urinary system) sida kiliyaha tubooyinka kaadida kaa soo qaada kiliyaha ee keena Kaadi heesta, Kaadi heestana ka soo qaado una…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Maamulka Degmada Bardaale oo ka hadlay hormarada kala duwan ee ka socoda Degmadaasi.
by ATEERA February 17, 2020Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Baay maxamed isxaag Carase oo ka hadlay xaalada guud ee bani-aadamnimada ku jirta degmadaasi ,wuxuuna sidoo kale gudoomiyaha u mahadceliyey dadkii ka qaatay gurmadkii loo…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab
by ATEERA February 17, 2020Saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan deegaano ka tirsan gobolka Bakool ayaa waxaa ay soo bandhigeen Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,kaas oo ay sheegeen in…
-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu waregto ku Magacaabey xilka Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose. Wareegtada ayaa lagu sheegay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wariye madax-bannaan oo lagu toogtay Afgooye
by Warsan Radio February 17, 2020MUQDISHO, Soomaaliya, 16 Febraayo, 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu sida ugu adag u cambaareynayaa dilka wariye Cabdiwali Cali Xasan (Abdiwali Online) oo lagu toogtay degmada Afgooye, Gobolka Shabeelaha…
-
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: February 15th, 2020…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaaliya
by Warsan Radio February 15, 2020Muqdisho, Sabti, Feberaayo 15, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka xogyahaya guud ee qaramada midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, ahna isku…
-
WARARKA MAANTA
SJS oo soo dhoweysay Warbixinta Amnesty International, uguna baaqday Dowladda Somalia inay cambaareyso xadgudubyada ka dhanka saxaafadda
by Warsan Radio February 15, 2020MUQDISHO, Soomaaliya, 13 Febraayo 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu soo dhoweynayaa warbixinta ay soo saartay hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amneysty International ee cinwaankeedu yahay, “Waxaanu ku nool nahay…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…

