Hoos Ka Dhageyso warka Duhurnimo ee Radio warsan oo ay aqrineyso wariye Shukri Ismaciil Axmed (Bidhaan)
Wafdi isugu jira xildhibaano iyo senataro oo ka kooban haweenka labada golle ee barlamanka jamhuuriyada federalka Somaliya oo ay hogaamineysey Wasiir ku xigeenka Wasaarda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka dowlada federalka…
Dukhaymo iyo iska hor imaadyo xoog leh ayaa kadhacey Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe. duleedka Degmada Jilib ayaa ka dhacday Duqayn xoogle oo Bartilmaameedkeedu ahaa Xarun ciidan Alshabaab ay kuleeyihiin…
Hoos Ka Dhageyso Warka Subax ee Radio Warsan oo uu Akhrinayo Muxidiin hassan (Husni)
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa kulan la qaatay saraakiishii Ahlusunna Waljamaaca ee dhawaan lagu wareejiyay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb. Kulanka ayaa Axmed…
Wararka laga helayo magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas uu ka bilowday barakac ay sameynayaan dadka degaana magaalada iyada oo halkaas laga dareemayo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Cabdullaahi Nuur Aadan (Jecelow) DHAGEEYSO;-WARKA CAAWA EE IDAACADA WARSAN…
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Galabnimo ee Idaacada Warsan waxaa Soo saare Maxamuud Cali Cabdullahi Waxaana inta idinka aqrinayo Wariye Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar). DHAGEEYSO;-WARKA GALAB EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO was last modified: March…
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form] Sheekh Xasan waajidi oo ka mid ah Culimaa`udiinka Sida Weyn Loogu yaqaano degaanada koonfur galbeed…
