Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
March 2020
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Cabdinasir Axmed Mayow(Qoslay)
-
WARARKA MAANTA
United Nations Congratulates Somalia on Reaching ‘Decision Point’ for Debt Relief
by Warsan Radio March 26, 2020The United Nations congratulates Somalia for reaching the Highly Indebted Poor Countries Initiative’s (HIPC) ‘Decision Point’ for debt relief – an historic milestone on the country’s path to peace and prosperity. “Achievement of…
-
Hoos ka dhageyso warka subaxnimo eee idaacada warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Maamulka Dhalinyarada Degmada Xudur Oo Farta Ku Taagay Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha KG In Ay Shaqo Abuur Usameyso Dhalinyarada Degmadaasi
by ATEERA March 25, 2020Dhalinyaradu waa jiilka soo koraaya ee bulsha kasta, waana indhaha iyo mustabalka mushtamac walba. Dhalinyaradu waxay muhiim u yihiin wadanka oo idil, waana sababta bulshooyinka caalamku ay doormuhiim ah uga…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay oo Maanta gurigeedi ku wareejisey Hooyo udhalatey wadanka Itoobiya oo Mudo 30 sano ah deganeed Baydhabo.
by ATEERA March 25, 2020Haweeneydaan U dhalatay wadanka Ithopia oo Lagu magacaabo Ruza Abaara Lamaani waxay maanta Lawareegtay Guri lasheegay inay isku heysteen Nin Horey u qabay oo Mudo Sodon sano Deganayti Degmada Baydhaba…
-
WARARKA MAANTA
Qarax aan hore loo arag oo ka dhacay Muqdisho & Dad isku Qoys ahaa oo ku dhintay.
by ATEERA March 25, 2020Qarax aan hor loo arag ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii qof is-miidaamiye ahaa uu isku dhex qarxiyey Maqaayad ku taalla agagaarka Baar Bulsho, degmada Howlwadaag una dhow Isgoyska…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaciil Axmed (Bidhaan)

