Hoos ka dhageyso warka subaxnimo eee idaacada warsan oo ay aqrineyso Shukri Ismaciil Axmed (Bidhaan)
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Warkeeni Duhur ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Shukri Ismaaciil, hadaba aanka dhageeysano War keena Duhurnimo ee Idaacada Warsan Wariye Shukri Ismaaciil {Bidhan} Dhageeyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last…
Si ay degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ay u yeelato masjid weyn oo ay ku wada tukan karaan dhamaan bulshada ayaa maamulka degmada xudur odiyaasha dhaqanka iyo shacabka oo…
Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa mudooyikaani waxay ay kusoo badanayaa xaruumaha lagu iibiyo noocyada kala duwan ee dharka isboortis sida kabaha salaxa ee loogu tala galay garoomada cooska…
Hoos Ka Dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
Marka laga soo tago dhaarinta xildhibaanada labaad ee baarlamaanka koonfur galbeed waxaa hesshiis laga gaaray tabasho ay qabeen qaar kamid ah beelaha dega degaanada koonfur galbeed ee ku aadanaa qaabka…
Wasaaradda Ganacsiga iy warshadaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashaneysa Hey’adaha EDU iyo UNEDO Ayaa magaalada Baydhabo waxay ku qabteen wajiga koowaad ee tababar ay ka faa’ideysan doonaa ilaa…
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
