Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaa wali si hamsami ah uga socda tartan aqooneedkii Idaacada, Caawa gusha waxey 1 dhibcood ku raacdey Isha B oo heshey 11 dhibcood iyo Wadajir B 10 dhibcood,waxaana taaba gelinaya tartanka Walaalaha Garab Walaal,Iskuulka Hoose,Dhaxe iyo Sare ee Kawaadir.
Waxaa socda wareegii Labaad,waxaana sidoo kale daadihinta barnaamijka habeen kasta ka qeyb qaata Abwaan Maxamuud Xaaji Maxamed Yarow Tarash iyo Abwaan Muxsin Qaasim Qaalib Jaakoole.Habeen dambe waxa is arkaya Waabari A iyo Buunkaay A.
May 2020
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Kororka COVID-19
by Admin May 13, 2020Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna ay ka boqsoodeen xanuunka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Tirada dadka uu soo ridanayo Coronavirus ee gobolada Soomaaliya oo sii kordheysa
by Admin May 13, 2020Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna ay ka boqsoodeen xanuunka. Wasiirka…
-
Baydhabo(WMN)- Hoos ka dhageyso warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele).
-
WARARKA MAANTA
Dadkii ka barakacay fatahaada Beledweyne oo wajahaya xaalad caafimaad xumo
by Admin May 13, 2020Kumanaan qoys oo aay saameeyeen fatahaada wabiga Shabeelle ayaa u barakacay daafaha magaalada Beledweyne, waxaana lasheegayaa in dadkaasi aay wajahayaan xaalado adag oo dhinaca caafimaadka ah. Dhaqaatiirta magaalada Beledweyne oo…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo codsaday in ciidamada AMISOM ee Soomaaliya waqtiga loo kordhiyo
by Admin May 13, 2020Midowga Afrika ayaa soo jeediyay in hal sano oo dheeraad ah loogu daro joogitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya. Madaxa golaha ammaanka iyo nabadda Smail Chergui ayaa isbuucaan u sheegay guddiga…
-
WARARKA MAANTA
RW Kheyre oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay fatahaadda Beledweyne
by Admin May 13, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellaha Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah si looga hor tago…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe oo sheegay in Jubaland cagta saartay toobiye ku jihaysan dib u-heshiisiin
by Admin May 13, 2020Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo xalay hadal ka jeediyay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in dadka Reer Jubaland ay cagta saareen toobiye ku jihaysan dib u heshiisiin, kaas…
-
WARARKA MAANTA
Bahal halis ah oo carruur ku laayay Miyiga Xiingalool oo la dilay
by Admin May 13, 2020Wararka ka imaanaya Miyiga magaalada Xiingalool ee Gobolka Haylaan ayaa sheegaya in halkaas uu bahal-hoose ku cunay laba carruuro walaalo ah kuwaas oo labadiiba geeriyooday. Labada carruurta ah oo da’dooda…

