Baydhabo (WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan warka caawa waxa inu haaya wariye Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa).
May 2020
-
Baydhabo:(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Wariye Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo Muqdisho kusoo wajahan
by Admin May 15, 2020Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federalka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta diyaarad gaar…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Dowladda Oo Deegaano Hor Leh Kala Wareegay Al-Shabaab
by Admin May 15, 2020Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada Xoogga dalka ay howlgal kula wareegeen deegaano cusub oo ka tirsan gobolkaasi. Taliyaha guutada 9-aad, qeybta 60-aad…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareegii 2-aad ee Tartan aqooneedkii oo lasoo gabagabeeyey.
by Warsan Radio May 14, 2020labaa Kooxood ee caawa tartamaya ayaa kala ahaa Boonkaa(A) iyo Waaberi(A) waxeyna soo bandhigeen tartan xiiso iyo xamaasad ku dheehan.ugu dambeyn gusha ayaa waxey raacdey Deegaanka Boonkay (A) oo 17…
-
Baydhabo(MWN)-Hoos ka dhageyso warka Fiidnimoee Idaacada Warsan oo aqrinayo Wariye Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabsha)
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay labo Diyaaradood oo helicopter ah (Sawirro)
by Admin May 14, 2020Wasaarada Beeraha Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde lagula wareejiyay labo diyaaradood oo nuuca qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Helicopter . Diyaaradahan…
-
Hoos ka dhageyo Warka Duhuhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Sudan oo ka biyo diiday qorshe ay soo jeedisay dowlada Itoobiya iyo xiisada oo sii korortay
by Admin May 14, 2020Waxaa sii xoogeesanaya khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay biyo xireenka lagu muran san yahay ee dowlada Itoobiya ka dhiseyso wabiga Niil, khilaafkan ayaana u dhaxeeya dowladaha itoobiya, Sudan iyo Masar.…
-
WARARKA MAANTA
Shiinaha oo lagu eedeeyay in uu doonayo in uu xado Cilmi baarista Cudurka Caronavirus
by Admin May 14, 2020Dowlado badan oo caalamka kuyaala ayaa wada dadaalo ay ku doonayaan in ay ku ogaadaan waxa uu yahay cudurka Caronavirus si loo helo daawada cudurkaasi iyo sidoo kale talaal ka…

