tartanka caawa oo ahaa mid ka duwan sidee habeenadii horey ayaa waxa ku tartamayey 4 xaafadood waxan qeybat koowad isku arkay xaafadaha kala ah Horseed (B) iyo Isha A. tartanka oo lahaa xiiso gaarah ayaa waxaa Tartamayaasha lawaydiiyey min Todoba su’aal waxaan xaafada Isha A aya latimaadday 8 dhibcood halka ay xaafada Horseed (B) la’imaaday 14 dhibcood taasi oo ka dhigaysa in ay tartanka isaga hartay Isha A . qeybta labaad waxa is arkaya Daarusalaam B iyo Deynuunay A.
May 2020
-
Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo soo saarey soona jeedinaya wariye Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa). Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: May 17th, 2020 by…
-
Hoos ka dhageyso warka Duhur ee Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo oo soo saartey soona jeedineysa wariye Shukri Ismaacil Axmed (Bidhaan) Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: May…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah
by Admin May 17, 2020Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
-
WARARKA MAANTA
AMISOM oo sheegtay inay fashilisay weerar 3 geesood oo Al-Shabaab soo qaaday
by Admin May 17, 2020War saxaafadeed ka soo baxay Howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay fashiliyeen weerar dhowr jiho ah oo Al-Shabaab ku soo qaaday Ciidanka Jubbaland ee ku sugan deegaanka Bilis Qooqaani ee…
-
WARARKA MAANTA
Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Isaa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa
by Admin May 17, 2020Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Isaa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay soo werisay warbaahinta Israa’iil. Mr Du, oo 58 sano jir ah…
-
Tartanka Bisha barakaysan ee Ramadaanka ee Radio Warsan ayaa caawa habeenkii 2-aad galay wareegii seddexaad ee Neckout-ka ayaa waxaa isku arkay xaafadaha kala ah Horseed (A) iyo Dooynuunay (B) tartanka…
-
Baydhabo (WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Wariye Maxamuud Cali Cabdullahi (Gabshaa) Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Caawa Idaacada Warsan was last modified: May 16th, 2020 by…
-
Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
Tartanka Bisha barakaysan ee Ramadaanka ee Radio Warsan oo caawa galay wareegii seddexaad ee Neckout-ka ayaa waxaa isku arkay xaafadaha kala ah Berdaale (A) iyo Waaberi (B) tartanka oo lahaa…

