Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
May 2020
-
Somalia will push ahead with plans to hold presidential and parliamentary elections in early 2021, removing doubt that it will delay the vote because of the spread of Covid-19. “Holding…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda 2020 oo 35% La Kordhiyay
by Admin May 30, 2020Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Golaha wasiirrada oo maanta si aqlabiyad leh loogu ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda sanadka 2020 oo la kordhiyay. Guud ahaan…
-
WARARKA MAANTA
Xaaladihii Ugu Dambeeyey Dibadbaxyada Ruxay Magaalada Minneapolis Ee Mareykanka.
by Admin May 30, 2020Bannaanbaxyo rabshado watay ayaa habeenkii saddexaad oo xiriir ah ka dhacay gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka kaas oo ka dhashay caro shacabka magalaada ay ka qaadeen wiil American Modow ah…
-
Hoos ka dhageyso warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo inuu aqrinaya Wariye C/rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy) Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: May 30th, 2020 by Warsan…
-
Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso warkeena Subaxnimo ee inuu aqrinayo Wariye Muxidiin Maxamed Xasan (Xusni)
-
Hoos ka dhageyso warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo wariye Cabdinasir Axmed Mayow
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo Galabtaan aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
-
Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo saaka aqrinayo Wariye Muxidiin Maxamed Xasan (Xusni)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

