Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan).
June 2020
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Dhalinyaro Oo Shaqo Abuur Unoqotey Ka Shaqeynta Baararka.
by ATEERA June 20, 2020Waxaa jira dhalinyaro badan oo xiligaani shaqo la`aan ku ah magaalada baydhabo ee xarunta gobolka kuwo kalena qaarkood, Waxey ka xoogsadaan ama ay ka shaqeyaan baararka ku yalaan magaalada baydhabo…
-
WARARKA MAANTA
Masar oo Golaha Ammaanka QM ka codsatay inuu soo farageliyo muranka Wabiga Nile
by Admin June 20, 2020Masar ayaa Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka codsatay wadaxaajoodka seddex geesoodka ee ku saabsan biyo xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso wabiga Nile inuu soo farageliyo. Laga billaabo toddobaadkii la soo…
-
WARARKA MAANTA
Hindiya oo ku goodisay inay awood military Shiinaha uga difaacaneyso dhulka uu ku heysto
by Admin June 20, 2020Hindiya ayaa wacad ku martay awood ciidan iney xadkeeda ku difaaceyso, kaddib marki 20 askari ay ka dileen ciidamada Shiinaha Isniinti la soo dhaafay. Ra’isal Wasaaraha Hindiya Narendra Modi wuxuu…
-
Madaxa hay’adda caafimaadka adduunka (W-H-O) ayaa ka digay in xilligan la debciyo xayiraadaha ay dalalka soo rogeen Fayraska Korona awgii, isagoo sheegay in cudurka uu hadda galay xaalad khatar ah.…
-
WARARKA MAANTA
Guddiyada Somaliland iyo Soomaaliya oo mar kale Jabuuti ku kulmaya
by Admin June 20, 2020Guddiyada Farsamada Somaliland iyo Somalia ayaa lagu waddaa in ay mar kale ay kulan ku yeeshaan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Kulankaan ayaa waxaa hoggaamin doona Wasaaradda Arrimaha dibada…
-
WARARKA MAANTA
GOLAHA SHACABKA SOOMAALIYA OO MAANTA KA DOODAYA XAQIIJINYTA QOONDADA HAWEENKA
by Admin June 20, 2020Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay fadhigoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Ajendaha kulanka oo xalay farriin qoraaleed…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay: 244 kufsi ayaa sanadkii tagay ee 2019 ka dhacay Soomaaliya
by Admin June 20, 2020Warbixin uu sii daayay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya sannadkii tagay ee 2019 ay ka dhaceen 774 rabshadood oo 244 kamid ah ay yihiin falal…
-
Sannadihii ugu dambeeyay, Kim Yo-jong ayaa si wayn uga soo muuqatay saaxadda siyaasadda iyo hoggaanka caalamka waxayna noqotay shaqsi muhiim ah oo udub-dhexaadna u ah awoodda Pyongyang. Waa da’da ka…
-
WARARKA MAANTA
Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay gobolka BAKOOL
by Admin June 20, 2020Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warsan Newsayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Mansuur” uu ka hadlay dagaal qaraar oo todobaadkii hore degaanka Abal ku dhaxmaray ciidankiisa…

