Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: dood ku saabsan sameynta corona virus uu ku yeeshey waxbarshada caruurta ee Hay,adda Save the children.
by Warsan Radio June 19, 2020Todobadka jimcaha waxaan ka hadli doonaa.Barnaamijka xaalada Barakacaaysha iyo Covid 19 Todobaadkii Shanaad Waxaan looga hadlayaa Caruurta barakacyaasha ee lacag la,aanta wax lagu baraya ee gacnta ku haystay hay,adda save…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la qaado tallaabo dheeri ah si loo ciribtiro rabshadaha galmada ee la xiriira colaadda ee ka dhaca Soomaaliya
by Warsan Radio June 19, 2020Baydhabo, 19 Juunyo 2020 – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Galmoodka ee xilliyada Colaadda, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ugu baaqay madaxda Soomaaliya, bulshadda iyo la-hawlgalayaasha inay…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Kenya oo sheegtay in kursiga QM u adeegsan doonin khilaafka kala dhaxeeya Somalia
by Admin June 19, 2020Kenya ayaa ku guulaysatay kursi aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kadib markii ay codadkii loo baahnaa ka heshay tartankii kala dhexeeyay Jabuuti. Nairobi ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal dhex-maray Al-Shabaab iyo Kooxda Macaawiisleey gobalka shabeelaha hoose
by Admin June 19, 2020Xubno ka tirsan Kooxda Macaawiisleey iyo Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah uu ku dhex-maray degaaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka…
-
-
English news
US air raids in Somalia in early 2020 killed seven civilians: HRW
by Admin June 19, 2020By ALJAZEERA June 19, 2020in English The United States military has not adequately investigated two air raids in Somalia earlier this year that have killed at least seven civilians, including a…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo Shiinaha Kusoo Rogay Cunaqabteyn La Xiriirta Muslimiinta Uighurs
by Admin June 19, 2020Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci cunaqabateyn kusoo rogaya Shiinaha sababo la xiriira cadaadiska ay ku hayaan muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalkaas ee loo yaqaan Uighurs. Sharciga…
-
WARARKA MAANTA
Turkiga oo Burburiyay fariisimo ay lahaayeeen Kurdiyiinta Ciraaq
by Admin June 19, 2020Ciidamada Turkiga ayaa duqeeyay in kabadan 500 oo bartilmaameed oo kuyaal woqooyiga Ciraaq taas oo qayb ka ahayd hawlgal ka dhan ah Dhaqdhaqaaqa Kurdistan ee (PKK), sida ay sheegtay Wasaaradda…
-
WARARKA MAANTA
John Bolton oo kashifay sir culus oo muddo badan u qarsooneyd Madaxweyne Trump
by Admin June 19, 2020Sida ku xusan buug uu qoray la taliyihii hore ee ammaanka qaranka, John Bolton, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka codsaday dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping, inuu ka caawiyo dib-u-doorashadiisa, Bolton…

