Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 11, 2020
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Khudaar yari oo ka jirta suuqyada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
by ATEERA July 11, 2020Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool malahan beero ka soo go`aan qudaarta markii laga reebo kuwa yar yar ee ka laga keeno xaafad kamid ah degmada xudur ee lagu magacaabo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso: Nuxurka Khudbadihii ugu muhiimsanaa ee maanta lagu soo qaaday shirka Maamul Goboleedyada
by Admin July 11, 2020Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha, waxaana idin soo gudbineynaa nuxurka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada Baarlamaanka Federalka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Labo Hindise Sharciyeed
by Admin July 11, 2020Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim “Muudey” oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ugu horeyn Akhrinta 1-aad…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso Nuxurka Khudbadda Madaxweyne Laftagareen uu kajeediyey Shirka Maamul Goboleedyada
by Admin July 11, 2020Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka maamul goboleedyadda ee ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in la…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Toos u Daawo : Shirka Madaxda maamul goboleedyda oo goordhaw furmay
by Admin July 11, 2020Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug si rasmi ah uga furmay shir wadatashi ah ay yeelanayaan Madaxda maamul goboleedyada dalka ee hoostaga dowlada Federaalka Soomaaliya. Shirkan ayaana furitaankiisa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Maxamed Xasan (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Kusimaha Madaxweynaha KGS oo maanta daahfuray Imtixaanka Shahaadiga Falasalka 8-aad (Sawiro)
by Admin July 11, 2020Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Mudane Amb. Dr. Cali Saciid Faqi ayaa maanta Baydhabo si rasmi ah ugu dahfurey imtixaanka fasalka 8-aad oo ay qaadeyso…

