Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
September 22, 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka sii ambaqaadidda heshiiska doorashada Dalka “Sawirro”
by Admin September 22, 2020Sebteembar 22, 2020; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Falastiin oo xiray siyaasiyiin lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen heshiiska Israel iyo Imaaraatka
by Admin September 22, 2020Xoogaga amniga Falastiin ayaa xirey tiro k amid ah taageerayaasha siyaasiga Falastiiniga ah ee dibad joog ah kuwaas oo lagu eedeeyey in ay Imaaraadka kala shaqeeyeen heshiiska Isreal iyo Imaaraadka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda dunida oo aallada fogaan araga kaga qeybgalay kulanka guud 75-aad ee Qaramada Midoobay
by Admin September 22, 2020Hogaamiyeyaasha dunida ayaa aallada fogaan araga kaga qeybgalay isniintii xuska 75 aad ee aas aaska Q.M, iyadoo safmarka COVID-19, iyo dhaqaalaha liita ee caalamka ay kamid yihiin caqabadaha dunida hor…
-
WARARKA MAANTA
Afti Tirada Baarlamaanka Talyaaniga Lagu Yareyn Doono Oo Ka Qabsoontay Dalkaas
by Admin September 22, 2020Codbixiyeyaasha Talyaaniga ayaa maanta u codeyn doona isbedel lagu sameynayo tirada baarlamaanka dalkaas, si kharash faraha badan ee ku baxa xubnaha baarlamaanka loo yareeyo. Aqalka hoose ee baarlamaanka Talyaaniga oo…
-
WARARKA MAANTA
Coronavirus: Taageerayaashu mar dhow ma tegi doonaan garoomada cayaaraha
by Admin September 22, 2020Qorshihii loogu oggolaanayay in taageerayaasha ay tagaan garoomada cayaaraha ee England laga bilaabo 1-da October ayaa laga laabtay. Qorshaha ayaa dib u eegis lagu sameynayaa kaddib kiisaska coronavirus oo kordhay,…
-
WARARKA MAANTA
Go’aan hor leh oo lagu deegaameysanayo dhulka reer Falastiin oo ka soo baxay Yahuuda
by Admin September 22, 2020Golaha wasiiradda Israel ayaa go’aamiyay deegaameyn cusub oo laga samaynayo daanta galbeed ee dhulka Falastiin ee Yahuudu xooga ku haysato. Go’aankaan oo boqolaal guri oo dheeraad ah looga dhisayo daanta…
-
Inta badan goobaha dadku ku kulmaan dalka Ingiriiska ayaa mar kale la xiray, ayadoo laga cabsi qabo faafitaanka xanuunka Coronavirus oo dalkaas si ba’an ugu faafaya xilligaan. War kasoo baxay…

